War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa faah faahin looga bixiyay Duqeyn Talaadadii ina dhaaftay 2-dii January 2018 ka dhacday Gobolka Shabeellaha Hoose.
Mareykanka ayaa sheegay Duqeyn ay ka fuliyeen Diyaaradahooda aan duuliyaha laheyn meel 50-kM ka xigta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho...
Qaar ka mid ah Qaxootigii ka soo laabtay xeryaha dalka Kenya, soona gaaray gudaha dalka ayaa bilaabay in ay dib ugu laabtaan Xeryaha Dhadhaab oo markii hore ay ka yimaadeen, kadib markii ay sheegeen in ay la kulmeen dhibaatoioyin kala duwan.
Hada weli waxaa xeryaha Qaxootiga ee dalka Kenya ka...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay sheegay in xukuumadiisu soo dhaweyneyso dhaliilaha uga imanaya mucaaradka, waxaana uu sheegay in ay aqbalayaan dhaliil kasta oo aan aheyn mid Dan Shaqsi ah.
‘’Waan soo dhaweynayaa qof kasta oo Soomaaliyeed oo na dhaliileysa, haddii aan nala dhaliilin ma...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaan maanta marka ka baaqday in uu hortago Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo maanta loo balansanaa.
Maxkamadda ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday go’aankii ay horay u gaartay Maxkamada gobolka Banaadir oo ahaa in aan wax Racfaan ah laga qaadan karin dacwada Cabdiraxmaan CabdiShakuur, waxaana...
Madaxwayne Donald Trump ayaa mar kale digniin u jeediyay dalka Kuuriyada Waqooyi.
Mr Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Tweetarka waxa uu ku sheegay in hubka Niyukleerka ee ay Mareykanka haystaan uu ka wayn yahay kana awood badan yahay midka Kuuriyada Waqooyi.
Hadalka madaxwayne Trump ayaa ka dambeeyay ka dib...
Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada dil xalay loo geystay Cali Nuur Shuure oo ah Aabaha dhalay Col Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida Soomaaliya.
Dilka ayaa ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Suuq Boocle, waxaana la sheegayaa in raggii dilay ay baxsadeen.
Al-shabaab ayaa...
Degmada BeledXaawo ee gobolka Gedo waxaa maalmihii ugu danbeeyayba ka taagnaa xiisad ka dhalatay Derbi sida la sheegay Kenya ay ka dhiseyso Xudduuda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Saciid Faarax (Juxa), Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Senataro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa kulamo xog wareysi la qaatay shacabka...
Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa lagu wadaa in Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir uu hortago Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamadda Racfaanka Qoraal ay horey u soo saartay ku sheegtay in 03-da January 2018 oo maanta ku beegan Maxkamadda laga sugayo Siyaasiga.
Qoraalka Maxkamadda ay soo saartay waxaa...
Warar goor dhaw soo gaaray Warbaahinta ayaa sheegaya in Gurigiisa degmada Dherkeenley lagu toogtay Cali Nuur Shuute oo ah Aabaha dhalay guddoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Col Xassan Cali Nuur Shuute.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dabley ay gudaha u galeen Gurigiisa kaddibna rasas huwiyeen marxuumka oo laakiin la...
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen warar sheegaya in ay jiraan ciidamo aan ka amar qaadan dowladda Soomaaliya oo howlgalo ka fuliya magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaa ka hadlay qaar ka mid ah culima’udiinka Soomaaliyeed.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hay’adda Culimada...

















