Thursday, August 20, 2026
Soo saarista buugga cusub ee laga qoray Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood horey u socotay oo ku saabsanayd xaaladda caafimaadka maskaxda ee Donald Trump. Dooddan waxa ay socotay xitaa ka hor intii uusan xafiiska la wareegin, balse hadda waxa ay gaartay halkii ugu saraysay, iyada oo la hadal...
  Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa howlgallo ka wadda Xadka ay wadaagaan degmooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo oo ah labo degmo oo isa saaran. Saraakiisha ciidamada Booliska Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaan uu socon doono, islamarkaana lagu xaqiijinaayo Ammaanka degmada Mandera. Dowladda Kenya waxa ay sheegtay in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab...
  Rag hubeysan ayaa degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir waxaa ay toogasho ku dileen Labo dhalinyaro oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen dadka degan degmada. Raggii dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta ay dilka ka geysteen, kahor inta aysan halkasi soo gaarin ciidamo hubeysan oo wata Gaadiidka dagaalka, kuwaasi...
Dhawan ayaa la filayaa in uu dhaco shirweyne looga hadli doono arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya, kaa oo dhaxmarii doona dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Shirka ayaa looga wada hadli doonaa xoojinta jawaabaha dhanka biniaadanimada iyo caqabadaha wajahaya Soomaaliya sanadka 2018. Sidoo kale shirka ayaa leys kula soo qaadayaa sidii casharo loogu...
  Shirkii labaad ee ay yeeshaan golaha wasiiradda ee Somaliland oo uu shirgudoominayey madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagaga hadlay maamulka hawadda sare ee Soomaaliya la wareegtay. Sidoo kale,  waxa shirkan golaha wasiiradda laga soo saaray go’aammo cusub oo wax laga qabanayo. “Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Somaliland oo uu...
Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay in ay feejignaan dheeri ah ay geliyeen ciidamada AmaankaWaqooyi Bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war heshay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo weerar la damacsan Gobolkaasi. Ciidamo dheeraad ah oo isugu jira Boolis iyo Militari ayaa lagu xoojiyay deegaanka Elwak-Kotulo iyo wadada...
Cabdi Faarax Juxa oo wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha looga qaaday xilka Wasiirka Arimaha gudaha ayaa sheegay in warka ku saabsan xil ka qaadistiisa uu ka maqlay Idaacada oo kaliya. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Internet-ka ayuu ku sheegay in isaga oo ku sii socda...
  Ra’iisal Wasaare Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddu ay Qorsheyneyso sidii looga gudbi lahaa deynta lagu leeyahay Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in xukuumaddu ay wado kasto u mari doonto sidii loo joojin lahaa in Soomaaliya dhaqaalaha loo soo mariyo dowlado kale. “Xukuumaddu hadafkeedu waa sidii aan u heli...
Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku dhowaaqay in la xabsiyada laga sii deyn doono dhammaan dadka u xirxiran sababaha siyaasadeed, islamarkaasna la xirayo xasbiga weyn ee Maekelawi. Hailemariam Desalegn oo shir jaraa’id ka sheegay go’aankan ayuu sii raaciyay in dadka xukun sugayaasha ah iyagana la cafiyay. Itoobiya ayaa lagu...
Warar xogogaal ah oo soo gaaray xaruunta WARSOM ayaa sheegaya in xilalka ay hayeen laga qaaday wasiirada arrimaha dibadda, Arrimaha Gudaha iyo Ganacsiga a) Yusuf Garaad Cumar – Wasiirkii arrimaha dibadda waxaa lag beddelay Danjire Axmed Ciise Cawad oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka b) Cabdi Faarax Juxa - Wasiirka...