Wednesday, August 19, 2026
Xukuumadda Israa'iil ayaa gabar yar oo Falastiiniyad ah ku soo oogay dacwad ka dib markii aad la isula wadaagay muuqaal laga duubay iyada oo dhirbaaxaysa oo riixaysa askari Israa'iili ah. Ahed Tamimi oo 17 jir ah iyo qaraabadeeda ayaa la duubay iyaga oo ay is hayaan askar, baraha bulshada ee...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo. Twitterkiisii u horreeyay ee uu sannadkan cusub soo dhigo ayuu Pakistan ku eedeeyay in uu gabaad siinayo argagixisada. Pakistan ayaa Twitterkaas si car leh uga jawaabtay, waxayna sheegtay in dhamaan...
Wararka ka imanaya degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay uu halkaa kulan ku dhaxmaray mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, maamulka Jubbaland, xildhibaanno halkaa gaaray maalintii shalay. Beled-Xaawo maalmihii ugu danbeeyay waxaa ka taagneyd xiisad u dhaxeysay shacabka degmada iyo ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo la sheegay in...
Faah faahinno dheeraad ah soo baxaya Qarax Jidgal ah oo kolonyo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Kolanyada Qaraxa lala beegsaday waxey ku socdaalayeen wadada isku xirta degmooyinka Baraawe iyo Buulo Mareer, iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay...
Wararaka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in labo Sarkaal oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab isku dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee degmada , kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed. Raggan oo Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka ayaa waxa ay ku sugan yihiin...
                Wafdigan oo uu horkacayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), islamarkaana uu qeyb ka ahaa madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max’uud Sayid Aadan, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamanka dalka, wasiirro ka tirsan Jubbaland iyo agaasimaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo masuuliyiin kale ayaa...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kala wareegay qalab casri ah oo ka soo saaraya badda gunteeda Maraakiibta ku burburta Biyaha Badda iyo qashinka ku dhex jira shirkadda Albeyrak ee dalka Turkiga. Qalabkan cusub oo ay keentay shirkadda Albeyrak ee ka howlgasha Dekadda Muqdisho...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la taaban karo oo shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqi doonaan. Wuxuu sheegay Wasiir Yariisow in sanadka 2018-ka u qorsheysan tahay Dowladda Soomaaliya hirgelinta nidaamka doorashooyinka sida shuruucda,...
Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ah ee Dawlada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Weftiga waxaa ku soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha ee Garowe Wasiirka Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax, Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Aw-Yuusuf...
Booliska AMISOM ayaa tababar soconaya 10-maalin Muqdisho ugu furay Ciidamada Booliska Soomaaliya, kaasi oo lagu barayo sida fudud ee lagu ogaan karo Aaladaha Qarax ee loo yaqaano “Improved Wired Explosive Devices (IEDs)” Tababarka ayaa loogu tala-galay in lagu qalabeeyo saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana sidoo kale intuu socda lagu baranayaa...