Thursday, August 20, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Saakay dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir. Dugsiga hoose dhexe ee Xaawo Taako oo ah dugsi qadiimi ah oo soo jiray tan iyo xukuumaddii Daakhiliga aheyd, ayaa markii ugu dambeeysay loo bixiyay halyeeyaddii Xaawo-Taako,...
  Madaxweyne Trump ayaa si xooggan u difaacay inuu caafimaad ahaan u qalmo inuu maamulo xafiiska uu ka taliyo, waxa uuna gaashaanka ugu daruuray buug dhawaan laga qoray oo isaga ku tilmaamaya inuusan maskax ahaan fadhiyin. Shir jaraa'id oo uu qabtay ayuu Mr Trump ku tilmaamay qoraaga buuggaasi Michael Wolff inuu...
Sideed Qof ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga in ka badan 84 kalena waa la soo badbaadiyay ka dib markii doon ay la socdeen ay ku degtay Xeebaha dalka Liibiya. Mas’uuliyiinta dalka Liibiya ayaa sheegay in Shilkan uu noqonaya kii ugu horeeyey ee sanadkan...
 Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Awqaafta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha Xajka. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in la bilaabayo oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada islamarkaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha...
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal xoogan galinkii danbe ee shalay uu ku dhex maray duleedka Waqoyi ee degmadaas ciidamada Militariga Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab. Dagaalka  ayaa bilowday kaddib markii weerar lagu soo qaaday ciidamo fariisin ka dhigtey Haan Sheekh...
  Dowladda Sudan ayaa beenisay warar sheegayay in xiisad ay ka dhex taagan tahay Eritrea iyo Sudan. Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Sudan ay ciidamo u daad gureysay xudduuda u dhaxeysa labada dal. Barasaabka gobolka Koonfur Bari ee Kassala ayaa sheegay in ciidamada goobtaasi loo diray ay yihiin kuwa loogu...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyey ku tagay dalka Jabuuti. Qoraalka madaxtooyada ka soo baxay ayaa lagu sheegay in marti qaad rasmiya uu ka helay madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle, waxaana maalmaha soo socda ku sugnaan doono dalka Jabuuti. Madaxweynaha ayaan warbaahinta la hadal markii uu dhoofayey,...
Maalintii labaad ayaa waxaa degmada Boocame oo 75Km. Laascaanood Barri kaga qumab dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi oo dhowaan la caleemasaaray. Ugaaska oo ay wehliyeen Dhamaan Cuqaasha Beesha xubno Siyaasiyiin oo heer qaran iyo heer degaanba ah ayaa waxay ahayd soo dhoweyntii ugu balaadhnayd. Ugaaska oo meel fagaare...
 Ciidamada nabad-galyada degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay dad la tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen rey qarax miino oo maalintii shalay lagu dilay Askari ka tirsanaa ciidamada Jabuuti. Ciidamada oo xalay howlgal sameeyay ayaa soo qab qabtay dad lagu tuhmaayo in ay...
                        Amarkan oo kasoo baxay gudiga mideynta dakhliga dowlad goboleedka Jubbaland oo uu gudoomiye u yahay Madaxweeyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane C/qaadir Xaaji Max'uud (Lugadheere) ayaa looga mamnuucay gaadiidka aan u diiwaansanayn wasaaradda gaadiidka Jubbaland in uusan ka shaqeyn doonin deegaanada Jubbaland ee uu maamulku gacanta ku hayo. Saaka...