Ku dhawaad 150 askari oo katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya qeybtooda 43-aad ee jubbaland ayaa waxaa magaalada kismaayo loogu soo xiray tababar socoday mudo 15 cisho ah kaa oo lagu barayay xirfadda Shiishka iyo isticmaalka hubka culus.
Munaasabaddii xirtaanka tababarka waxaa ka qebygalay sarkiil ka socotay howlgalka nabad ilaalinta midowga...
Hay’adda qaxootiga ee Qaramadda Midoobay ayaa sheegtay in Muhaajiriin badan laga cabsi qabo in ay ku dhinteen badda kaddib markii doontii ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Liibiya.
Inta badan dadka ka badbaaday doonta qalibantay ayaa la sheegayaa in ay yihiin dad u dhashay waddanka Pakistan.
Sidoo kalena waxaaa doonta saarnaa...
Rag hubeysan ayaa xalay rasaas ku furay gaari ay la socdeen dad rayid ah dulleedka magaalada Beledweyne.
Inta la og yahay hal qof ayaa ku dhintay, kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen, markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaariga ay saarnaayeen dad shacab ahi.
Weerarka ayaa intaa ku daraya in...
Xubno sarsare oo ka mid ah xisbiga Dimoqaraadiga ayaa uga digay madaxweyne Trump in uusan u adeegsan warqada rasmiga ah ee uu muranku ka taagan yahay "cudur daar " uu shaqada uga eryo la taliyaha gaarka ah ee baaraya eedeymaha la xiriira faragalintii Ruushku ku lahaa doorashada Mareykanka.
Waxaa ay...
Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqay in la joojiyay , islamarkaana la mamnuucay in wax hub ah la geeyo dalka ay wali ka taagan yihiin dagaalka ee Suudaanta Koonfureed.
Tallaabadaan ayuu Mareykanka ku sheegay in looga golleeyahay sidii loo soo afjari lahaa collaada afarta sanno qaadatay ee ka taagan...
Wararka ka imanaya aqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.
Howlgaladan oo ay sameynayaan ciidamada Amaanka ee maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Gaalkacyo qeybta Puntland.
Wali howlgaladan lama sheegin cid si rasmi...
Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo wax laga weydiiyay cida leh mas’uuliyadii Itoobiya loogu gacan galiyay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa diiday in uu cid gaar ah farta ku fiiqo.
Wuxuu sheegay in go’aankaasi ahaa mid dowladdeed looguna daneynayay Amniga...
Ilaa 90 ruux oo Muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay badda ku qaraqmeen ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalka Liibiya, waxaa sidaasi sheegtay hay’ada socdaalka ee Qaramada Midoobay.
Saddex ka mid ah dadkii ka badbaaday doontaasi ayaa sheegay in inta badan dadka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan gaar ah la yeeshay Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, oo ah Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya.
Kulankan oo ka dhacay xarunta Safaaradda Imaaraadka ee Soomaaliya ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo...
Wiilka ugu weyn dadka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday isaga oo 68 jir ah.
Wiilkan oo magaciisa rasmiga uu yahay Fidel Ángel Castro Díaz-Balart ayaa la sheegay in uu isaga gacantiisa isku dilay sida ay tabisay warbaahinta dowladda, kaddib markii uu lasoo gudboonaaday walwal...


















