Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in uu si rasmi ah uga furmo magaalada Muqdisho shir looga hadlaayo Amniga Qaranka kasoo u dhaxeeya Madaxda dowladda iyo sidoo kale kuwa maamul goboleedyadda.
Shirkaan ayaa waxaa Shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ka qeyb gali doona Madaxda dowlad goboleedyadda.
Inta uu shirkan socdo...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Shiinaha oo kamid yihiin shariikado ka shaqeeya horumarinta magaalooyinka.
Waxana ay isla soo qaadeen sidii caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ay ula tartami lahayd caasimadaha caalamka, gaar ahaan horumarinta iyo...
Wasiiru- Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabduqaadir Axmed Kheyre ayaa ka qeybgalay shir Wasiirada arrimaha Dibadda Carbeed ay kaga tashanayeen waxaa ka dhashay go’aankii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku aqoonsaday magaalada Qudus “Jerusalem” in ay tahay caasimadda Israel, kaa oo ka dhacay magaalada Qaahira...
Madaxda Waxbarashadda dalalka caalamka ayaa ka qeyb galaya shir caalami ah oo ka socda dalKa Senegal , kasoo looga hadlaayo sidii loo horumarin lahaa waxbarashadda dalalka soo koraya.
Dowladda UK iyo sidoo kale dalalka Midowga 2.3 bilyan oo doolar ugu deeqay dalalka soo koraya si sare loogu qaado dhaqaalaha lagu...
Dowladda Britian ayaa la sheegay in 4 Qof u xirtay dilka Khadar Saalax oo ahaa wiil Soomaali ah oo lagu dhex dilay xabsi ku yaalla Galbeedka magaalada London.
Wiilkan ayaa la dilay 3 maalmood ka hor,waxaana loo soo qabtay afar qof oo labo ka mid ah ay soomaaliyihiin,kuwaas oo xabsiga...
Dowladda Canada ayaa todobaad ka hor qoys Soomaaliyeed oo kunool dalkaasi , waxaa ay ka qaadatay 10 caruur ah oo ay heysteen ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku guul dareysteen Shuruudaha caruurta dalkaasi.
Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Carruurta oo ay wehliyaan Booliska Canada ayaa qoyskan ugu tagay gurigooda...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan xuquuqul insaanka ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqday in ay tixgeliso ammarka ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka, dibna u howl geliso warbaahintii hawada laga saaray dhawaan.
Dowladda Kenya ayaa albaabbada isugu dhufatay Taleefishinnada kala ah ,Citizen, NTV Inooro iyo KTN, markii ay baahiyeen dhaarintii...
Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa dhawaan uu shir uga furmo dowladda federaalka Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka kaa oo looga wada hadli doono arrimo dhowr ah.
Kulanka ayaa la sheegay in labada dhinac ku falanqeyn doonaan arrimo ay ka mid yihiin dhaqan gelinta dhismaha ciidamada qaran, wadaaga kheyraadka, dib...
Duqa Magaalada Muqdisho inj. Yariisow oo la Kulmey Safiirka UK iyagoo kawada Hadley Arrimo Dhawr ah.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa cusub, Dhankiisa, Mr. Concar wuxuu soo dhoweeyay inuu guddoomiyuhu diiradda saarayo maamul wanaagga iyo dimuqraadiyaynta.
Duqa Muqdisho iyo...
sanad guro
Sanad-guuraddii 24aad ee aasaaska ciidamada mMilitariga Somaliland ayaa maanta xaflad loogu dabaaldegayo loogu qabtay xarunta taliska guud ee magaaladda Hargaysa.
Dabaaldega ciidanka loo sameeyey waxa ka soo qaybgallay madaxweyne Muuse Biixi, hogaamiyeyaasha xisbiyadda mucaaradka, madaxweynihii hore ee Axmed Siilaanyo, afar madaxweyne ku xigeeno hore soo maray, taliyeyaasha ciidamadda...


















