Thursday, August 20, 2026
Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Muqdisho uu si rasmi ah kaga furmo Shir looga hadlayo Amniga Qaranka oo dhaxmaraya Madaxda dowladda iyo sidoo kale kuwa maamul goboleedyadda. Shirkan ayaa waxaa Shir guddoomin doona madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ka qeyb gali doona madaxda dowlad goboleedyadda. Inta uu Shirkan socdo ayaa waxaa diirada...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha canshuur qaadista sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka cusub ee wasaaraddu soo kordhisay. Wasiir Bayle ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in ay wasaarada maaliyada ay dadaal dheer u gashay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ay soo qaban qaabiyeen xiriirka guud ee Ururada Shaqaalaha dawladda. xafladan ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadka...
Dowladda Talyaaniga ayaa labo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Booliska oo uu guddoomay Wasiiraka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow. Dowladda Talyaaniga ayaa deeqdan gaadiidka gaashaaman Soomaaliya u soo mar-siisay ururka midowga Africa. Dowladda Talyaaniga waxay ka mid tahay dalalka sida aadka ah u daneeya Arrimaha Soomaaliya...
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii ugu danbeeyay halkaa gaareen saraakiil sar sare iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Cismaan Nuur Xaaji guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaalyahano fara badan oo ka tirsan Shabaab oo ka yimid Jubbooyinka ay soo galeen...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa amray in la joojiyo dhismaha ka socda dhulka ka soo horjeeda Dekedda magaalada Muqdisho ee degmada Xamar-Jabab, kadib markii uu warbixin ka dhageystay waaxda dhul bixinta ee gobolka Benaadir. Guddoomiyaha ayaa ku war-galiyay hay’adaha ay khusayso...
                        Inta la xaqiijiyay 20 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga soo saaray Meydadkooda badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse ku dhaw dalka dariska la ah Moroko. Kooxda Gurmadka deg deg ah dalka Moroko ayaa soo saaray meydadka kaddib markii dooni ay saarnaayeen Muhaajiriin ay...
Saraakiil sarsare oo ka mid ah xisbiga haya tallada dalka dalka Koonfur Afrika ee ANC ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu isku casilo si deg deg ah. Waxaa ay sheegeen in madaxweyne Jacob Zuma  uu wajahaayo eedeymo dhanka musuq-maasuqa ah, islamarkaana bilihii lasoo dhaafay uu xoogeystay Musuqmaasuqa dalkaasi. Dacwad oogayaasha...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xalay ka dhex dhacay Guri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile gobolka Banaadir, sida ay inoo sheegeen saraakiisha laamaha ammaanka. Afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed Cabdullaahi Iimaan ayaa sheegay in ciidamada ay xaqiiijiyeen in Qaraxaasi ay ku dhinteen labo qof oo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan dhismaha Golaha degaanka ee degmooyinka maamulka Hirshabeelle. Waxaa uu sheegay in degaanada maamulka Hirshabeelle hadda laga dhisi karo Golaha degaanka 10 degmo oo xor ah laakiin hadda ay qorsheynaayaan in ay sameeyaan dhismaha Golaha...