Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibriil oo Gudiga La Socodka Dib u Eegista Dastuurku Sheegeen in ay Kalsoonidii Kala Noqdeen.

0
596

Waxaa soo ifbaxaya khilaaf cusub ka dhax abuurmay guddiga la socodka dib-u-eegista dastuurka ee Labada Aqal iyo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil.

Qoraal ay soo saareen guddiga ayaa waxaa lagu wargaliyay guddoomiyaasha baarlamaanka iyo Aqalka Sare isla markaana lagu ogeysiiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka ayaa lagu sheegay in Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil uu hortaagan yahay geedi-socodka dastuurka.

 

warsom2011@gmail.com