Friday, August 21, 2026
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib dalka ugu soo celin doonto Carruur ka mid ah tahriibayaasha ku dhibaateysan dalka Liibiya. Maryam Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ah Ergayga gaarka ah ee xukuumadda Soomaaliya u qaabbilsan Xuquuqda Tahriibayaasha oo ka mid ah wafdi ay dowladda Federaalka u dirtay halkaasi oo safar...
Ilaa saddex macalin ayaa lagu waramayaa in lagu dilay weerar kooxo la tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ku qaadeen Qarsa Primary School oo ku yaala degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Macalimiinta la dilay ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen Nin iyo Xaaskiisa. Sidoo kale...
                      Wiil 19 ah oo lagu eedeeyay inuu toogasho ku dilay 17 arday oo wax ka baranayay dugsi sare oo ku yaalla gobolka Florida ayaa Khamiisti lasoo taagay maxkamad. Nikolas Cruz, oo isagoo xiran dharka maxaabiistaa islamarkaana gacmaha ka xiran kasoo muuqday maxkamdda ayaa dacwad oogayaashu ay u sheegeen in uu...
Kumannaan qof ayaa isugu soo baxay iskuulka ay toogashada ka dhacday ee ku yaala magaalada Parkland ee gobolka Florida. Dadkan oo watay shumacyo iyo waxyaabo kale oo ay ku muujinayaan siada ay ugu xunyihin dhibaatada halkaasi ka dhacday. Dhinaca kale maalin kaddib markii weerar lagu qaaday meel iskuul ah oo ay...
Shirka sanadlaha ah ee looga hadlo ammaanka ayaa maanta gelinka dambe ka furmi doona magaalada Munich ee waddanka Jarmalka, waana shirka ugu ballaaran ee noociisa dunida ka dhaco. Hogaamiyayaal, wasiir heer sare ah iyo dadka siyaasadaha dajiyo ayaa waxa ay isla qaadaa dhigi doonaan dhibaatada ka taagan waddanka Suuriya, heerka...
  Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay rag hubeysan oo Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka duhurnimadii shalay ku dilay Isgoyska Baar-ubax oo ku dhow Agagaarka Masjidka Xareed. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/casiis Xildhibaa oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay ragga dilka ka dambeeyay in ay ahaayeen...
                      Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu xilkii uu hayay iska casilay ra'iisal wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talada haya ee Itoobiya ee EPRDF. Iscasilaada ra'iisal waaaraha ayaa imaneysa iyadoo dalka...
Madaxa caddaalada ee dalka Koonfur Afrika, Mogoeng Mogoeng ayaa xilka madaxweynaha ee dalka Koonfur Afrika u dhaariyay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaasi, imikana ah madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa. Barlamaanka dalka Koonfur Afrika oo kullan ku yeeshay magaalada Cape Town ayaa Cyril Ramaphosa u doortay inuu noqdo madaxweynaha dalkaasi. Mr...
Doorasho siweyn isha loogu wada hayay oo ah kursigii uu ka geeriyooday Wasiirkii hore ee Howlaha guud Cabaas Siraaji oo maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku soo baxay Maxamuud Siraaji oo la dhashay marxuumka geeriyooday. Maxamuud Siraaji ayaa ku soo baxay 50 cod guud ahaan marka la eego...
Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aweys Shikhey laakiin heysta dhalashada dalka Netherland ayaa la soo taagay maxkamad ku taal magaalada London iyadoo loo haysto dambiyo kala duwan. Waxaa uu ku eedeysan yahay dambiyo ay ka mid yihiin inuu lacag gaareysa £10,000 uu Bangiga Barclays Bank si been ah ugaga amaahday...