Sunday, November 8, 2026
Danjiraha midowga Africa u fadhiya Soomaaliya ayaa Isniintii ku dhawaaqay dadaaalo adag oo la doonayo in looga hortago qatarta  wax-yaabaha qarxa ee ku wajahan ciidamadda amaanka iyo shacabka Somaaliyeed intaba. Francisco Madeira, madaxa howlgalka AMISOM ayaa ka sheegay furitaanka shirkii Afraad ee Labo sanadle ah oo looga hadlo ka hortagga...
Xukuumada Qadar ayaa maanta Gaadiid ku wareejisay maamulka gobolka Banaadir si loo dardargeliso howlaha ka socda dowladda Hoose ee Xamar. Madax ka socotay Gobolka Banaadir iyo dowladda Qadar ayaa Gaadiidkaan Basaska ah ku kala wareegay gudaha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Tiradda Gaadiidkaan ayaa gaaraysa 30 Basas kuwa waaweyn ee dheereeye...
Sida lagu shaaciyay qaar ka mid ah warbaahinta dowladda Israel ayaa ka sii deysay xabsi ku yaala magaalada Saxaronim ee Koonfurta Israel shalay oo Isniin aheyd  200 oo Muhaarijiin ah, kuwaasi oo ka soo kala jeeda qaarada Africa. Dadkan la sii daayay ayaa waxa ay isugu jiraan Rag iyo Dumar...
  Maxkamad ku taallo Magaalada Miami ee gobolka Florida, ayaa 27-ka bishaan April lagu wadaa iney go’aan ka gaarto 52 maxaabiis Soomaaliyeed ah oo ku xiran labo xabsi oo ku yaallo magaaladaas. Maxaabiistaan go’aan ka laga gaaraayo oo horay oga tirsanaa 92 maxbuus oo bishii December ee sannadkii horay laga dhoofiyay...
Taliska ciidamada militariga dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxayay oo sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya boobeen agabkii yaala dugsiga Jen Gordan oo ay maamulaan Imaaaraadku. Wararka lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa lagu sheegay in ciidamo ka tirsan...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa u muuqata mid gabi ahaanba soo afjareysa xiriirkii dhinacyada badnaa ee kala dhaxeeya Soomaaliya, iyadoo gabi ahaanba joojisay taageeradii Militari iyo bulsho oo ay ka waday Soomaaliya. Adeegyada la joojiyay ayaa waxaa ka mid ah howlihii Isbitaalka Sheekh Saayid oo ay taageerto dawladda Imaaraadka Carabta, kaddib...
                            Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal. warsom2011@gmail.com
  Shirkadaha Duulimaadyada Jubba iyo Daallo ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan eedeymo muddooyinkii u dambeeyay loo jeedinayay. Warsaxafadeedka ayaana u qornaa sida Hoose:- WAR SAXAFADEED: KU ADAN ARIMAHA XAJKA Anagoo ah shirkaddaha Jubba Airways iyo Daallo Airlines waxaan dadka Somaliyeed usoo bandhigayna arimo dhowr ah: Dadaalka iyo doorka ay labadda shirkadood...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in tababarayaal u dhashay dalka Imaaaraadka lagu qashqashaaday garoonka diyaaradaha Boosaaso. Gaas oo ka hadlayay xiriirkooda Imaaraadka ayaa sheegay in uu yahay mid qiimo gaar ah ugu fadhiya, isaga oo sheegay in aysan jirin...
Waxaa magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta, iyadoo laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob. Madaxda Jaamacadda Carabta ayaa khudbadahooda diiradda ku saaray xaalada ka jirta Caalamka Carabta, qadiyada Falastiin iyo colaada Yemen iyo Libiya. Sidoo kale Hoggaamiyeyaasha Carbeed ee ka...