Sunday, November 8, 2026
 Maamulka Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xariga Boqor Cismaan Buur-Madoow oo ay xabsiga u taxaabeen ciidamada habeennimadii xalay. Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay isaga oo aan heysan amar inuu aaday Puntland, halkaasina uu kaga dhawaaqay ereyo ka soo horjeedo...
  Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda, Xaaladda kala guur ee ciidamada AMISOM. Sidoo kalena waxaa lagu ansixiyay Tubta Arrimaha Bulashada iyo xeer Mamnuucya jarista dhirta iyo...
Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu is casilo ama xil ka xayuubin lagu saneeyo kaddib markii heshiishkii Dekadda Berbera Imaaaradku sheegay in ay la saxiideen dowladdii hore ee Soomaaliya. Gudoomiyaha xisbiga WADANI C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in warka ka soo baxay wasiirudawlaha arrimaha Dibadda...
Iyadoo dhawaan lagu waddo in la soo doorto guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed, ayaa waxaa isa soo taraya musharixiinta u taagan qabashada xilka bannaan ee Baarlamaanka Soomaaliya. Taliyihii hore ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed islamarkaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Shariif Sheekhuna Maye ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u...
Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada waxbarashada ee ku yaala gobolka Waqooyi Bari Kenya ee ka soo jeeda deegaannada kale ee dalkaasi ayaa dalabnaya in laga badalo gobolka ay hadda wax ka dhigaan ee Waqooyi Bari. Arrintan ayaa timid kaddib la dilay Saddex macallin oo bishii Febraayo lagu dhax toogtay dugsi...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhowaaqay doorasho Madaxweyne iyo mid baarlamaan oo waqtigeedii laga soo hormariyay in ay dhacdo 24ka June ee sanadkan iyadoo hore loo qorsheeyay in ay dhacdo bisha November 2019. Erdogan oo xukumayay dalka Turkiga illaa iyo sanadkii 2002 ayaa raadinaya in la doorto...
Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in uu ka baaqan doono shirka la qorsheeyay ee dhexmari doono isaga iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi haddii uusan u arag in ay natiijo kasoo baxayso. Trump ayaa ka hadlayay shir jaraa'id oo ay si wadajir ah u qabteen isaga iyo Ra'isulwasaaraha Japan Shinzo Abe. Mar sii horeysay...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabey howlgal lagu xaqiijinayo Amniga waddada isku xirtay magaalooyinka Balcad iyo Jowhar oo waayadii ugu danbeeyay ay ku soo badanayeen weerarro halkaa ay ka geysanayaan Al-shabaab. Col Cali Calasow taliyah ciidamada xoogga dalka qeybta ka howlgalka gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay soo saartay qoraal ay kaga hadashay tacadiga Qaxootiga Magangelyo-doonka ah loogu geysto dalka Yemen. Human Rights Watch waxaa si gaar ah u xustay in ciiddanka Yemen oo ay Dowladda Imaaraadka ay tababartay xadgudub baahsan oo ay u  geystaan...
                        Wafdi ka socday bangiga Adduunka, wasaaradaha qorsheynta iyo howlaha guud ee dowladda Soomaaliya oo shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay kulamo la lahaayeen madaxda Jubbaland, ayadoo kulamadaasi diiradda lagu saarayay mashaariic horumarineed oo laga fulin doono magaalada Kismaayo. Wafdiga ayaa kulamo la qaatay Wasiiradda wasaaradaha Howlaha...