Sunday, November 8, 2026
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha uu uga biyo diiday in uu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee la magacaabay Cabdullaahi Axmed Maalin. Cali Jeyte ayaa sheegay in is faham la’aanta u dhaxeysa isaga iyo Hirshabeelle...
Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley, ayaa digniin u dirtay Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad Axaddi shalay, iyadoo sheegtay in Mareykanka uu gantaalo cusub ku weerari doono taliskiisa, hadii uu mar kale fuliyo weerar uu u adeegsado hubka kiimikada ah. Haley oo hadalkan ka sheegtay mar ay u warameysay...
Wasiirka Wasaaradda arrimahad dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan magaalada Dammmaam ee dalka Sacuudiga halkaa oo lagu soo gabagabeeyay shirkii Ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay in wada hadalo toos ah ay u bilaawdeen Soomaaliya iyo Imaaaraadka Carabta. Wasiirka oo soo hadal qaaday qodobadii ugu muhiimsanaa khudbadii madaxweyne Farmaajo...
Dowladda Imaaraadka ayaa sheegtay ayaa sheeegtay in ay gabi ahaanba joojisay tababarkii ay siin jirtay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka socday xeryaha ay ku lahaayeen gudaha dalka Soomaaliya. Dowladda Imaaraadka ayaa 2014-kii Soomaaliya u soo dirtay Tababarayaal Ciidan, kuwaasi oo tan iyo xilligan tababaro kala duwan iyo qalab Millitari ku...
Ilo xog-ogaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgalka midowga Africa AMISOM uu soo rogay amar ah in aan gudaha loo galin karin xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ciidamada midowga Africa. Xarunta Xalane ayaa sidoo kale saldhig u ah safaaradaha shisheeye iyo hay’addaha Qaramada Midoobey intooda badan waxaana...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qaybgallay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Bisha Afraad(April)-2018. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa bisha April 15-keeda u aqoonsaday inay noqoto maalinta dhir beerista Somaliland, waxaana sanadkan hal ku dheg loogu dhigay geed...
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maxkamada gobolka Maroodijeex xukun saddex sano ah ku riday Abawaannad Naciimo Qarone. Naciimo ayeey maxkamada ku soo oogtay danbi ah in ay faafisay hadalo ka dhan ah jiritaanka Maamulka Somaliland iyo inay dal shisheeye ka sameysay barnaamij kacdoon lid ku ah Somaliland. Xariggeeda...
Degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug waxaa lagu wadaa in maanta lagu qabto doorashada mid ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka. Guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer qaran ayaa ku howlanaa qabsoomida doorashada kursiga uu ka geeriyooday Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin, waxaana ku tartamaya illaa saddex musharax. Musharixiinta ku tartameysa...
Waxaa magaalada Garoowe lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, waxaana shirkaa ka qeybgalay Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah waxay ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Kullanka, ayaa socday muddo afar...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga ayaa lagu waddaa in uu maanta Khudbad ka jeediyo Shirka 29aad ee madaxda waddamada ku mideysan Ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan waxaa diirradda lagu saarayaa qadiyadda Falastiin, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xiisadaha ka taagan dalalka Suuriya, Yamen...