Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Cabdulqaadir Xuseen Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Kulanka dhexnaray madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdiga Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti ayaa looga arinsaday in labada dhinac sii xoojiyaan xiriirka istaraatiijiga ah ee...
Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha rayidka ah, kaddib markii la ogaaday in haween iyo carruur ku sugan yihiin aagga bartilmaameedkooda.
Go’aankan ayaa yimid xilli hawlgallo wadajir ah ay wadeen ciidamada Puntland iyo Maraykanka oo muddo toddobaadyo ah ka socday...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay heshiisyo dhanka difaaca ah oo Soomaaliya la saxiixatay dalalka kala ah Urdun, Qadar iyo Pakistan.
Kulanka Todobaadlaha ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa maanta shir guddoominayey Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac.
Heshiisyadaan Golahu ansixiyeen...
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynihii hore dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray xarigga dowladda Fedaraalka u geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud Xaadoole.
Nabdoon Xaadoole oo Shalay askar ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliya ay kasoo xireen hoygiisa oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho ayaa Madashu ku tilmaamtay...
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, ayaa sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay si aan tuhun ku jirin uga shaqeynayso sidii loo dooran lahaa mar kale madaxweyne Firdhiye.
Musharax Cabdirisaaq Khaliif ayaa sheegay sababta ay Dowladda Federaalka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay wafdi uu hoggaaminayey Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheekh Shakhboot bin Nahyan.
Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal, waxaana si gaar ah looga arinsaday dhinacyada dhaqaalaha...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya Taliyaha Guud ee Sirdoonka Dalka Sudan (General Intelligence Service), Sareeye Gaas Axmed Ibraahim Cali Mufaddal.
Kulankan ayaa waxa uu sareeye gaas Mufaddal uu Madaxweynaha u gudbiyey farriin rasmi ah oo uga timid Guddoomiyaha Golaha Kumeelgaarka ah...
Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka SSC maamulka Waqoyi Bari Soomaaliya ayaa ku wargaliyay musharaxiinta in habeen dambe ay ku eg tahay qabashada araajida.
Guddiga ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegeen, in musharaxii aan guddiga usoo gudbin codsigiisa ugu dambayn siddeeda fiidnimo ee habeen dambe uusan ka qeyb...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta dowladda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Houston ee Mareykanka ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Cilmiga Dhulka iyo Tamarta.
Wasiirka ayaa intuu socday shirkan caalamiga ah kulamo muhiim ah la yeeshay masuuliyiin sar sare iyo madaxda shirkadaha Maraykanka...
Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagabeeyay hawlgal laba toddobaad socday oo dhammaaday 23-kii Agoosto 2025, kaasoo uu ka fuliyay gudaha Puntland.
AFRICOM ayaa sheegay in duqeymadu lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan kooxda Daacish oo ku sugan Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, gaar ahaan togga Baallade.
Hawlgallada...

















