Qeybo ka mid ah waddada Maka Al-Mukarama ayaa saakay la arkayay iyagoo furan oo dib gaadiidka ay u isticmalayaan, sidoo kale waxaa la furay waddooyinka soo gala Maka Al-Mukarama oo gaadiidka aanu soo gaari jirin, isla markaana dhexda ku kala wareegi jiray.
Maalmihii aynu soo dhaaafnay ciidamada ammaanka ayaa shacabka...
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland,Xasan Maxamed Khaliif ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu rajo ka qabo gobolka Mudug inuu hal noqdo oo hal maamul uu yeesho, wuxuu caddeeyay muddooyinkii u dambeeyay si wadajir ah inay u shaqeynayeen labada maamul.
Khaliif, ma sheegin halka maamul ee u filayo gobolka inuu yeesho,...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda in uu ku dhawaaqo gole wasiirro sidda ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.
Madaxweyne Xaaf ayaa lagu waddaa in uu magaalada Dhuusa-mareeb uu kaga dhawaaqo Gole Wasiirro oo ay ka soo dhex muuqan doonaan Xubno ka tirsan...
Marka laga soo tago saameynta siyaasadeed iyo militari ee dowladda Itoobiya ay ku leedahay Soomaaliya haddana dhinaca kale tan iyo wixii ka danbeeyay heshiiskii DP World ee Dekedda Berbera waxaa jiray madmadow siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay labada dowladdood Soomaaliya iyo Itoobiya.
Soomaaliya waxaa ay u aragtay heshiiskaa mid dhaawacaya...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa kulan uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya kaddib labada mas’uul waxaa ay shir jaraa’id wada jir ugu qabteen xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in maanta booqasho uu ku yimaado...
Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarada siday wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Itoobiya Abiy Axmed,oo markii ugu horeysay soo gaaray Soomaaliya tan iyo intii la doortay.
Madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa...
Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa siweyn loo adkeeyay si duwan maalmihii la soo dhaafay, iyadoo maalintii labaad ay tahay Ciidul Fidriga.
Ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa saakay la dhigay waddooyin hor leh oo ka mid ah kuwa magaalada Muqdisho, waxaana meelaha qaar la diiday isu socodka dadka iyo gaadiidka.
Wararka...
Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wafdi ballaaran oo ka socda dalka Itoobiya oo uu horkacayo ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed.
Abiy Ahmed ayaa tan iyo markii la doortay ku jiray booqasho uu ku tagayay wadamada dariska la ah Itoobiya, waxa uuna Ra’isul...
Guud ahaan dunida Muslimka ayaa maalintii labaad si weyn ugu dabaal-degaya munaasabada Ciidul-Fidriga , oo maalintii shalay siweyn loogu dabaal-degay maalintii Koowaad.
Dadka Islaamka ah ayaa mudo 29 maalmood ah gudanayay waajibaadka iyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan, waxayna maanta u dabaaldegayaan Ciidul-Fidriga.
Gaar ahaan marka la eego dadka...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas oo dadweynaha salaadda Ciidda kula tukadey magaalada Garoowe,ayaa sheegay Puntland inay ka shaqeynayso nabadda , balse ay iska difaaci doonan cid walba oo soo weerarta.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale hambalyo u direy shacabka , wuxuuna ugu baaqay midnimo - isagoo marka duulaan iyo daandaansi ku eedeyay...


















