Sunday, November 8, 2026
Ilhan Cumar oo ah Gabar Asalkeedu Yahey Soomaali Haysatana Dhalashada Mareykanka ayaa ku Guuleysatey in Xisbigeedu Kalsoonida Siiyo Si ay uga Mid Noqoto Xubnaha Congress ee Nala Daawo Wacdaraha ay Dhigtey Gabadha Soomaaliyeed ee Lagu Magacaabo Ilhan Cumar. https://youtu.be/luP_d2KrZNs warsom2011@gmail.com
Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi aanu quseyn iyaga. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) oo la hadlay Laanta VOA ayaa sheegay in heshiiskaas aanu...
Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixisay heshiiskii dhaxmaray dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya kaddib socdaalkii uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo faah faahin ka bixinayay heshiiskaasi ayaa waxaa...
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo la hadlayay TV Qaranka dalka Itoobiya kaddib booqasho uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkiisii Soomaaliya. Abiy Ahmed ayaa sheegay in laga soo gudbbay sida uu hadalka u dhigay taariikhdii hore ee ku saleysneyd colaada...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad dhanka Amniga iyo siyaasadda Gobolka Gedo Aadan Siraad Maxamuud ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab khasaare lagu gaarsiiyay duqeynta laga fuliyay deegaanka Ceel-Cadde iyo deegaanada kale ee hoos yimaada magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobolka Gedo. Guddoomiye ku-xigeenka ayaa intaa ku daray in wax yeello kala duwan duqeyntaasi lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Madasha Oslo Forum oo ah shir sanadle ah oo ay qabato Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway. Kulankan ayaa socon doona 19-20 June waxaa lagu casuumay Madax iyo...
Hal qof ayaaa ku geeriyooday, ilaa saddex qofna way ku dhaawacmeen roob dabeelo wata oo xalay ka da’ay degmadda Sallaxley oo koonfur kaga beegan magaaladda Hargeysa. Roobkan Dabeelaha wata ayaa la sheegay in guryo badan dumiyeen oo ay ku jireen xafiiskii gudoomiyaha, cisbitaalka magaalada iyo bakhaaro ay dawladdu lahayd. Sida uu...
Ciidamo isugu-jira kuwa Galmudug iyo Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay howlgallo wada-jir ah oo ammaanka lugu xaqiijinayay ka wadey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. "Amniga hadda waa mid aad u wanagsan wax-badan ayaana is baddalay tan iyo inta ay ciidamada wada-jirka ah howlgallada billaabeen, wayna sii socon doonan." ayuu...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in socdaan dadallo ku aadan in dib loo celiyo Macalimiinta dugsiyadda Waxbarashadda ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Macalliinta ayaa mar Maamulka Waxbarashadda gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dowladda dhexe ay qeyb ka qaato in dib degaanadii ay ka...