Madaxweyne dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu garawaaqsaday isla markaana ogolaaday baaritaankii Laamaha Sirdoonka Maraykanku ku sheegeen in Ruushku farogeliyey doorashadii Maraykanka ee 2016-kii, taas oo ah mid burinaysa hadalladii uu ka yiri shirmadaxeedkii uu la yeeshay Vladimir Putin Isniintii.
Madaxweynahaa cambaareyn kala kulmay aqalka Congress-ka oo ku...
Wakiilo ka socda 58 waddan iyo 6 urur oo caalami ah ayaa isugu yimid magaalada Brussels 16-kii iyo 17-kii July 2018 si ay uga qaybqaataan Forum 2-aad ee Iskaashatada Soomaaliya (SPF), ka dib markii SPF guulaysanaysay Muqdisho 5-tii December 2017.
Kulanka waxaa furay H.E. Maxamed Cabdullaahi Maxamed, Madaxweynaha...
Waxaa lagu wadaa in ilaa galinka danbe ee maanta la soo gabagabeeyo Shirka Brussels ee looga hadlayo xaalada Soomaaliya, iyadoo ay soconayaan kulamo gar gaar ah oo ay leeyihiin madaxda shirka ka qeybgaleysa.
Kulanka ayaa wajigiisa labaad lagu wadaa in uu noqdo mid u dhaxeyn doona madaxda beesha caalamka iyo...
Khilaafkan oo u muuqda mid salka ku haya kala sareynta mas’uuliyinta dowladda iyo cidda ay tahay in ay sii waddo shaqada Wasaaradda marka uu Wasiirku dalka ka maqan yahay.
Wasiiru-dowluhu Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xayir Ibraahim ayaa ka hor yimid Qoraal horay uga soo baxay Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle oo...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa si kulul uga hadlay dagaallada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida Itoobiya, isaga oo ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaalladaas.
Hadalkan ayuu ka jeediyay Warbaahinta dowladda kaddib markii ay halkaa ka dhoofeen magaalada Addis Ababa wafdiggii uu horkacayay madaxweynaha Eritrea Isaias Afewerk.
Abiy ayaa gaar...
Baarlamaanka dalka Masar ayaa Isniinti shalay ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro xeer u ogolaanaya dadka ajnabiga ah in ay heli karaan jinsiyadda Masar haddii ay dhigtaan bankiyada dalkaasi lacag dhan $400,000 afar boqol oo kun oo dollar.
Sharcigan ayaa dhigaya in qofka ajnabiga ah uu...
Ururrka ONLF ayaa markii ugu horeysay bayaan ka soo saaray dagaalka u dhaxeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya, kaa oo sababay khasaare ballaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Cabduqaadir Xassan Hirmooge Cadaani oo ah afhayeenka Ururka ONLF oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in dagaalladii ugu...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay culima’udiinka Soomaaliyeed kala hadashay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka lagula jiro Ururrka Al-shabaab oo todobaadyadii ugu danbeeyay xoojiyay weerarrada ka dhanka ah xarumaha dowladda.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kulan uu la qaatay qaar ka mid culimada Soomaaliyeed kala hadlay...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ah-na Ku-xigeenkiisa ee Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa xarigga ka jaray xafiiska Amniga Gobolka Banaadir oo qeyb ka ah qorsheyaasha ku qotoma dhammeystirka qaab-dhismeedka Amniga Qaranka.
Guddoomiye Xuseen ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir oo fulinaya qodobbadii ka soo baxay Shirkii Amniga...
War Qoraal ah oo ka soo baxay agaasimaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay laba sarkaal oo sare oo ka tirsanaa hay’adda.
Saraakiishan shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed oo ah Taliye xigeenka koowaad ee NISA iyo Cabdulqaadir...

















