Quraanka Kariimka ee Imam Shatiba ee ka socday Masjidka Karmel ayaa la soo gabagabeeyey tartankaan oo soo bilowday bishaan July 7 mar kay aheed ,waxaana ka qaybgalay in ka badan 350 Arday oo kula tartamaayey 1 Juz ,5 Juz ,10 Juz ,15 Juz iyo quraanka oo dhan ,ardayda ku tartamaysay...
Jaaliyadda Somaliland ee Mareykanka ayaa taageero buuxda u muujiyay shirka aayo ka tashiga ee dhawaan ka dhacay deegaanka Gacan libaax
Shirkan oo ay Beelaha Garxajis ee Soomaaliland isugu yimaadeen ayaa ujeedadadiisa lagu sheegay raadinta xal waara iyo nabad ku wada noolaansho laga hirgaliyo Somaliland iyada oo la marayo hanaan awood...
Waxaa goor dhaw magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka si rasmi ah uga furmay shir heer caalami ah oo loogu eegayo xaalada Soomaaliya iyo wax-yaabihii u qabsoomay dowladda hadda jirta.
Shirkan ayaa sidoo kale dib u eegis ku sameyn doona wax-yaabihii ka hergalay shirkii horey loogu qabtay magaalada London bishii May...
Wefti iskugu jiray madax dhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland oo afar cisho joogay Garoowe ayaaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, waxaanay ka warbixiyeen ujeedadda safarkoodda oo ay ku sheegeen mid nabadeed.
Weftigan ayaa sheegay inay ka jawaabayeen wefti hore oo uga yimid Garoowe oo ku casuumay inay Garoowe ugu...
Maalmahaan waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland hawlo nabadeyn ah u joogey Isimo ka yimid maagaalada Hargeysa, joogitaankoodana aysan saxaafaddu u dhuundaloolin. Isimadaan ka yimid magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah isimadda Puntland.
Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimadda Puntland ee...
Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka Somali Partnership Forum looga hadlayo xaalada Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay la socdaan wafdi isugu jira Wasiirro iyo madaxda dowlad gobolleedyada ayaa ku sugan madasha shirka oo sidoo kale ay ka qeyb...
https://youtu.be/UNQxAM4woCw
warsom2011@gmail.com
Madaxweynihii Hore ee Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa Waxa uu Booqasho Ku Joogaa Dalka uu Asal ahaan kasoo Jeedo ee Kenya Halkaas oo Dad Qaraabo iyo Waalid u ahi Ku Noolyihiin
Barack Obama ayaan Wax La Taaban karo aan u Qaban Guud ahaan Dalka Kenya iyo waalidkiis oo aan Ku nooleyn...
Midnimo oo ah xaafad ay ku noolyihiin 1,100 qoys oo isugu jira qoysaskii kasoo laabtay Dhadhaab iyo qaar kamid ah dadka kusoo barakacay Kismaayo ayaa maanta la geeyay ilaa 60 xabo oo nalalka nooca ku shaqeeya cadceedda ah, kuwaa oo laga hirgelin doono xaafaddaasi.
Midnimo oo ku taal duleedka Galbeed...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Caruush Diiroow oo magaalada Garoowe kulan kula qaatay mas’uuliyiinta maamul gobolledka Puntland gaar ahaan madaxweyne Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas.
Agaasimaha ayaa sheegay in madaxweynaha iyo guud ahaanba mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Puntland ka wad hadleen xiriirka labada maamul iyo kan...


















