Urur Xiriir Dhaw La Leh Xarakada Al-shabaab oo Mareykanku Sheegay in Liiska Argagixisada Lagu Darey.
Wasaaradda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Liiiska Argagixisada lagu diray Ururka Jamaactu Al Hijra oo sida warbixinta lagu sheegay ka howlgala dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Mareykanka ayaa sheegay in kooxda sanadkii 2008-dii lagu ku aas aasanatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ay ka...
Kooxaha Xuutiyiinta ee ay taageerto Iiran ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay ku qaadeen tuulada Al-Qadam oo ka tirsan degmada Atma oo galbeed ka xigta gobolka Dhamar in ay ku afduubteen ilaa 55 qof oo ay ku jiraan carruur da’doodu ka yartahay 12.
Dadka ay afduubteen ayay u dhaadhiciyeen...
Wasiirka Arrimaha dibada Dowladda Qadar Sultan bin Saad Al-Muraikhi,oo magaalada Brussels kaga qeyb galay shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (International Partnership Forum on Somalia),ayaa ugu baaqay Beesha caalamka in la kordhiyo lana joogteeyo taageerada la siinayo Dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha dibadda Qadar,ayaa ka dalbaday Beesha caalamka in...
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa isaga jooga magaalada Brussels ee dalka Belgium -ka waxaa uu ku dhaliilay dowladda Soomaaliya habka ay u wajaheyso wadahaallada Somaliland.
Gaas ayaa sheegay in ay marka hore-ba qalad tahay in wada –hadallada lagu sheego mid u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland, taasoo...
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadday xaaladdii degdegga ahayd ee uu waddanku ku jiray, oo labo sano ka hor dalka la saaray kaddib markii uu dhacay afgambigii dhicisoobay.
Inta uu dalku ku jiray xaaladda degdegga ah kumannaan qof ayaa xabsiga la dhigay ama shaqooyinkooda ku waayey.
Laakiin dowladda ayaa go’aansatay...
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Andrew Brunson oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka oo ay dowladda Turkiga ku eedeysay argagixisanimo.
Ninkan oo ah wadaad ka tirsan kaniisadaha Mareykanka ayaa xakunkiisani kusoo beegmayaa xilli ay dowladda Mareykanka dadaal ugu jirto in lasoo daayo...
Ciidamada la dagaalanka hubka iyo burcada dalka Canada ayaa xabsiga u taxaabay oo xiray Lix dhalinyaro Soomali ay ka mid ahaayeen kuwaa oo loo shakiyay in ay heysteen hub sharci darro ah.
Dhalinyarradan ayeey ciidamadu ka soo qabteen guri ay ku sugnaayeen oo ku yaala bartamaha magaalada Toronto ee dalkaasi...
Dowladda Jabuuti ayaa markan u muuqata in ay ogolaatay in ay mag-dhaw siiso shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee ka shaqeysa arrimaha dekeddaha ee DP World.
Arrintan ayaa ka danbeysay muran in muddo ahba soo jiitamayay oo ka taagnaa heshiis la xiriiray dekedda Doorale oo dowladda Jabuuti la gashay shirkadda...
Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in tiro dad Soomaali ah xalay laamaha Amniga dalkaa ka qab qabteen xaafadda ay Soomaalidu u badan tahay Caashir ee magaalada Qaahira.
Dadka ayaa la qab qabtay iyaga oo ku sugnaa goobaha lagu caweeyo xiliyada habeennkii ee maqaayadaha ku yaala xaafadda ay Soomaalidu...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa laamaha amniga dalka ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan ciidamo loo geeyo deegaannada ay ku dagaalamayaan Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, kaddib markii la dilay mas’uuliyiin ka tirsan Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Guddoomiye degmo iyo madaxii hogaanka Amniga degmada Filtu ayaa la sheegay in...

















