Dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in Doon sida 160 ay ku degtay xeebaha Badda Shadwa ee Koonfur dalkaasi Yemen, sida laga soo xigtay hogaamiyayaasha qabaa’ilka iyo hay’addaha Amniga deegaankaas.
Lama oga tirsada rasmiga ah ee dhimashada iyo haddi ay jiraanba muhaajiriin lasoo badbaadiyay, sida ay ku warameeyso Wakaalada Wararka...
Wararka naga soo gaaray degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay Qarax loogu xiray gaari yar oo ay saarnaayeen saddex ruux, meel aan ka fogeyn xarunta Wasaaradda Amniga.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in qofka dhintay uu ahaa darawalkii gaariga waday, sidoo kalana uu dhaawac soo...
War ay soo saareen golaha deegaanka magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo uu ku saxiixnaa duqa magaalada Jacob Frey ayaa loogu baaqay ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya in uu sida ugu dhaqsiyaha badan wax uga qabto colaada ka dhax taagan Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida.
Qaraarka ama Warkan ka soo baxay Golaha...
https://youtu.be/p65eTyuLwL0
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyey inay dalkii godoon galisay,isla markaana siyaasaddii arrimaha dibadda hoos u dhac ku yimid.
Sidoo kale, waxa uu sheegay in shirkiii Soomaaliya loogu qabtay Brussels ee uu Guddoomiyaha xisbiga UCID kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya...
Iyadoo uu soo dhamaaday murankii dhinaca xudduuda ee muddo dheer-ba ka dhaxeeyay dowladdaha Eritrea iyo Itoobiya, ayeey dhinaca kale dowladda Dowladda Jabuuti ka codsatay Qaramada Midoobay in la dhameeyo muranka xudduuda ee kala dhaxeeya dalka Eritrea.
Maxamed Siyaaad Ducaale oo ah Safiirka Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay qoraal uu u...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya gobolka Bari ee maamul gobolleedka Puntland kaddib markii sida la sheegay xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay la wareegeen saldhig-yo ciidamada ku lahaayeen deegaanka Af Urur.
Ma jirto cid ka tirsan maamulka Puntland ama Al-shabaab oo warka arintan ku saabsan...
Dad gaaraya ilaa 500 oo Soomaali ah ayaa ka badbaaday in laga masaafuriyo dalka Mareykanka kaddib markii Waaxda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ee loo yaqaan Home Land Security u cusbooneysiiyay sharciga TPS-ka.
Waxaa la sheegay in aritan ay ay ku timid kaddib markii Senataro Mareykan ah oo gaaraya 22 iyo...
Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay xalay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho.
Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray guddiga Amniga Qaranka, si looga jawaabo cabashooyin ka yimid shacabka caasimadda, dood dheer oo ay yeesheen guddiga keddib waxa ay...
Waxaa isbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Britain xalay ku geeriyooday rug cadaa saxaafadeed Alle u ha u naxariisto Yoonis Cali Nuur in ka badan 30 sano ka tirsnaa Laanta Afka Soomaaliga ee BBCda.
Laakiin waayadii ugu danbeeyay yoonis waa uu ka fariistay ka shaqeynta Warbaahinta isaga oo ahaa...


















