Monday, November 9, 2026
Waxaa soo baxaya eedeymo ay u jeedinayaan ciidamada Kenya qoysaska 46 ruux oo lagu la’yahay howlgalo ciidamada ka sameeyeen gobolka xeebta ah oo lagu baacsanayay kooxo ka tirsan Argagixisada iyo burcad. Xarun u doodda Xuquuqda Aadanaha oo lagu mgacaabo Haki Afrika ayaa sheegtay in dadka la la’yahay, ay kasoo jeedaan...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ka soo qabtay agaasimihii Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka Daahir Maxamed Nuur oo lagu soo eedeeyay musuq-maasuq. Hay’adda Dambi Baarista (CID) ayaa xaqiijiyay in Daahir Maxamed Nuur oo ahaa Agaaasimihii Waaxda Dib u Dejinta Barakacayaasha,lagu soo eedeeyay musuq–maasuq xatooyo sida hadalka...
Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada ay dileen Afar Ruux oo Soomaali ah. Afartan ruux ayaa la sheegay in lagala degay gaari ay la socdeen oo ka soo anbabaxay degmada Nagleyle...
Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cali Khayre maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26ka July 2018 waxaa xilkii Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada looga qaaday Cabdiraxmaan Daahir Cismaan. Wareegtadan ka soo baxday xafiiska ra'iisal wasaaraha  ayaa lagu sheegay  in uu xilka wasaaradda si KMG u soo heyn...
Wararka dheeraad ah ayaa ka soo baxay goor dhaw oo maanta ah dulleedka magaalada Muqdisho lagula eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada militari-ga dowladda Soomaaliya oo marayay deegaanka Ceelasha Biyaha. Wararka qaar ayaa sheegaya in sarkaalka iyo ilaaladiisa la bartilmaameesaday la socdeen gadiid kuwa dagaalka ah, halka wararka kale oo soo...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hindaha iyo Tacliinta Sare Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa markii ugu horeysay sheegay in aysan jirin Jaamacad ay aqoosan tahay Wasaaraadiisa, xitaa marka lagu daro Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed oo hoos-tagta dowladda Soomaaliya . Wasiirka ayaa sheegay in guud ahaan marka la eego Jaamacada ka dhisan dalka midkood-na aysan...
  Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya,Michael Keating oo wada-hadal gaar ah ay yeesheen. Kulanka ayaa inta uu socday looga hadlay arrimaha siyaasada Soomaaliya, amniga iyo xaaladda...
Beeraleyda Mareykanka ayaa heli doona 12 bilyan oo dollar oo gargaar deg deg ah si ay uga caawiso khasaaraha la filayo inuu kasoo gaaro siyaasadaha ganacsi ee Madaxweyne Trump. Xoghayaha labaad ee dhinaca warfaafinta Aqalka Cad, Hogan Gidley ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu sameyn doono wax walba oo uu...
War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo cuskanaya qodobka 87 iyo 90 aad ee Dastuurka KMG uu abuurayo  guddiga dhaqaalaha Qaranka. Xeerkan oo ku taaariikheysan in uu soo baxay 12kii bishan July waxaa lagu faafiyay qaab dhismeedka...
  Kooxda dab damiska dalka Giriigga ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay dab ka kacay goob kayn ah ay iminka koradhay. Saraakiisha ayaa waxay sheegeen in tirada ku dhimatay dabkaasi ka kacay meel u dhaw Athens ay imika gaartay 74 qof. Dab-kani ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay ku dhawaad 200...