Monday, November 9, 2026
Sida laga soo xigtay dadka deegaanka diyaarado dagaal xalay ayaa fiidkii duqeyn ka geystay deegaanka Qalimoow ee gobolka Shabeellaha dhexe oo galinkii danbe ee shalay ay la wareegeen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ka hor inta aysan...
Labo dhalinyaro Soomaali ayaa saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in lagu dilay xaafaddaha isku raranka ah ee galbeedka magaalada Cape Town dalka Koonfur Africa sida laga soo xigtay Jaaliyada Soomaalida Koonfur Africa. Dhalinyarada la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Ismaaciil Cabdi Macow iyo Cali Maxamuud Cadow oo xalay la...
Ciidamo aad u hubeysan ayaa la soo dhoobay magaalda Jigjiga kaddib rabshado saacadihii ugu danbeeyay ay ka dhigeen magaalada dad u badnaa dhalinyaro ka cabanaya maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu horkacayo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Dad u badan dhalinyaro ayaa la arkayay maalintii shalay iyaga oo isugu soo...
Hogaamiyayaasha Imaaraadka, Itoobiya iyo Eritrea oo ku kulmay magaalada Abu-Dhabi ayaa ka wada hadlay arrimo la xiriirka heshiiskii taariikhiga ahaa oo ay wada gareen labada dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea iyadoo Dhaxal-sugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid oo arintaa bogaadiyay. Sida uu qoray Wargeyska The Gulf-News ra’iisal wasaare Abiy Ahmed...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirka caalamiga ah ee waxbarashada sare oo diiradda lagu saarayo hannaanka waxbarashada sare ee bulshooyinka colaadaha kasoo kabanaya. Shirkan oo sannadkiiba mar la qabto, qaban-qaabadiisana ay leedahay Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirrada Waxbarashada...
Saraakiisha Canada ayaa aqoonsaday islamarkaana soo bandhigay magaca Ninkii habeennimadii Axadda toogashada ka geystay magaalada Toronto ee dalka Canada. Qeybta baarita gaarka ah ee Ontario ayaa ku sheegtay magaca Ninkan toogashada geystay Faisal Hussain, 29 jir ahaan, iyaga oo sheegay in sababta magacan u sheeciyeen tahay kaddib markii ay ogaadeen...
Booliska dalka Itoobiya ayaa la wareegay lacago caddaan ah iyo hub, sida laga soo xigtay sarkaalka ugu sarreeya booliska dalka. Howlgallo laga fuliyay gudaha iyo dibadda caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa la sheegay in lugu soo qabtey ku dhowaad $ 10 milyan oo doolar oo caddaan ah, iyo hub...
Sarkaal lagu magacaabo Cabdifitaax Yamani oo la sheegay in uu ahaa taliyihii laanta socotada ee madaxtooyada Puntland ayaa lagu waramayaa in 22kii bishan uu gaari iyo hub kala baxsaday madaxtooyada Puntland, kaddib markii uu ka war-helay in  xilka laga qaadayo. Warkan oo lagu daabacay Shabakada PUNTLAND POST ayaa lagu sheegay...
Kulan looga doodayay dardar-galinta iyo ansixinta sharciga Naafada Qaranka oo lagu qabtay xarunta Aqalka sare ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka socday Ururrada Naafada iyo guddoonka Aqalka sare. Cabdullaahi Macalin Axmed oo ku hadlay afka Naafada Qaranka ayaa ka sheekeeyay Taariikhda Naafada Qaranka ay soo mareen, waxaana uu Aqalka sare...
Maamulka gobolleedka Puntland ayaa ugu danbeyntii sii daayay dhalinyaro horaantii sanadkii 2017da lagu qabtay gaari xamuul ah oo qaraxyo siday, kaa oo ka anbabaxay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Agaasimaha Wasaaradda arrimaha gudaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Caruush Diiroow ayaa uga mahad celiyay dowlad gobolleedka Puntland sida ay aqbaleen...