Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay hirgeliso ciidamo gaar ah oo ilaaliya madaxda dalkaasi oo ay kamid yihiin wasiirada, madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dalkaasi.
Ciidammadan oo loogu magacdray ilaalada Jamhuuriyadda ayaa dhamesytay tababar gaar ah oo loogu diyaariyay sidii saraakiisha sarsare ee dowladda iyo qoysaskooda ay uga difaaci lahaayeen cid walba...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saagootiyey Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya dagaalka dalka lagaga xoreynayo Alshabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya oo ciidamadan kula hadlay xerada ciidanka ee Jeneral Gordon, ayaa u jeediyay khudbad dardaaran ahayd, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhammeystirayso halganka...
Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay jariidada New York Times.
Jariidada waxa ay shaaca ka qaaday in Sharciga cusub ee soo gelitaanka Mareykanka ay saameyn doonta...
Xarunta xuquuqda aadamaha ee Somaliland ayaa sheegay in sagaal maxbuus oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa bishan August,4-teedii bilaabeen inay cuntada ka soomaan.
Maxaabiistan ayaa u xidhnaa arrimo argagixiso, hasse ahaatee waxaa ay sheegeen inay ka dhamaatay mudadii lagu xumay, inkastoo xafiiska xeer ilaalintu ku dooday in aanu mudadoodu...
1
XISBIGA GARSOOR
2
XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA
3
XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED
4
XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA
5
XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
6
XISBIGA HORUMARINTA
7
XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED
8
XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA
9
XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA
10
XISBIGA WADAJIR
11
XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA
12
XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA
13
XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED
14
XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED
15
XISBIGA XAL-QARAN
16
XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
17
XISBIGA XORIYADDA
18
XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
19
XISBIGA MIDNIMO-QARAN
20
XISBIGA DALKA IYO...
Hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa warbixin cusub oo ay maanta soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay buuxisay dhammaan sharuudihii looga baahnaa, si looga cafiyo deymaha badan ee lagu leeyahay dalka.
Hay’addu waxay warbixinteeda ku sheegtay in dowladda Soomaaliya ay horumar weyn ka sameysay hannaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha...
Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in ammaanka dalka la adkeeyo waqtiga doorashada madaxweynenimo ee Oktoobar 2016.
Wuxuu ka codsaday midowga Afrika iyo gaar ahaan AMISOM in ammaanka la adkeeyo. Wuxuu sidoo kale codsaday in AMISOM ay adkeyso ammaanka waqtiga doorashada baarlammaanka.
Doorashada madaxweynenimo ayaa ku aaddan 30ka Oktoobar. Guddiga...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya.
Haweeneyda Congress-ka...
Waxaa goor dhaw si rasmi ah u bilaabatay codeynta wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Doorashada ayaa waxaa u tartamaya shan musharax iyadoo hore dhowr jeer dib loo dhigey doorashada Koofur Galbeed, kuwaa oo dhamaantood ku sugan hoolka doorashada ay ka socto.
Mas'uuliyiin iyo waxgarad ka soo jeeda deegaannada...
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay inuu bilowday baaritaan ku saabsan sababtii ka dambeysay in guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle lagu rasaaseeyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar.
Qoraal kasoo baxay wasaaradda gaashaandhigga ayaa lagu sheegay in falka lagu beegsaday guddoomiyaha baarlamaanka uu yahay mid nasiib darro ah oo lid ku ah hab dhaqanka...


















