Monday, November 9, 2026
Golaha Guurtida Somaliland ayaa go’aan ka soo saaray buugii uu qoray wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo oo ay muddo dheer ka cabanayeen haweenka Somaliland inay ku jirto qaybo uu wax kaga sheegayo dumar Soomaaliyeed. Haweenka Somaliland ayaa cabashadoodda u gudbiyey shirgudoonka Guurtidda, waxaana loo magacaabay guddi ka kooban xildhibaano...
Kooxdan qaramada midoobay ka socota ayaa waxay u kuur galayaan sida uu dekedda Xudeydiyah uga hirgalay heshiiska xabbad joojinta. Kooxdan uu hoggaaminayo General Patrick Cammaert oo uu u dhashay dalka Denmark waxay dekedda gaareen maanta iyaga oo howlahooda u kuurgelidda xabbad joojinta iyo dhinacyada magaalada ku dagaallamayay sida ay ciidamadooda...
Qaar ka mid ah dowladdaha iyo Ururadda Caalamiga ah ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxyadii shalay lagu weeraray Kontoroolka Tiyaatarka Soomaaliya. Dowladdaha Carabta,kuwa Yurub, iyo dalka Mareykanka ayaa sheegay in Qaraxaasi ay aad uga naxeen,islamarkaana uu kusoo aaday xilli Amniga Caasimadda uu soo hagaagaayay. Dowladda Mareyanka ayaa sheegtay in ay qaadi...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu booqday qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii kooxaha argagixisadu ay shalay ku laayeen dadka shacabka ah. Khayre ayaa dhaawacyadaasi ku booqday Isbitaalada Madiina iyo Ex-Digfeer oo la dhigay...
Wasiirka Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar saacadihii la soo dhaafay leysla dhaxmarayay oo sheegayay in la xiray. Wasiirka oo la hadlay mid ka mid ah Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in wararkaasi yihiin been abuur iyo dacyaad la soo abaabulay ,...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi u diray ehelada iyo asxaabta Wariye ,Cawil Daahir Salaad iyo qaar ka tirsan shaqaalaha Universal TV oo qarax ka dhacay Tiyaatarka Qaranka agtiisa ku dhintay. Wasiir Geelle, ayaa naxariista  Janno Alle ugu baryay Wariye, Cawil iyo dadkii kale ee ku...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax-yo is xig xigay oo subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Muqdisho,Kuwaas oo ay Ku Dhinteen Ku Dhawaad Labaataneeyo Isugu Jira Ciidan iyo Shacab uuna ku jiro Wariye Caan ah. Wariye ka tirsan TV Universal oo lagu magacaabo Cabdicasiis OK ayaa...
Qaraxyadan oo ahaa Kuwo xoogan oo inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goor Barqadii Saaka ka dhacay nawaaxiga madaxtooyada Soomaaliya iyo Ex Barlamaan Gaar ahaan Hal Qarax Ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan Waxa uuna ka dhacay Barkootarool oo aan ka fogeyn Tiyaartarka Qaranka, waxaana la arkayay...
Dooddan oo ay kaqayb-galeen ilaa 100 qof oo isugu jira Barayaal wax ka dhiga Jaamacado kala duwan, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo culimada diinta ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xarunta Xayaat ee tababarada hoggaamineed iyo cilmibaarista ee magaalada Muqdisho. Aqoon yahanka kaqayb-galay doodda ayaa si weyn u lafaguray sababaha isbeddelka geeska Afrika,...
Dowladda Burundi ayaa sheegay in ilaa 1, 000 askari oo ka mid ah ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeyba ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM la baxayaan, kaddib markii uu sida ka codsaday Ururka midowga Africa. Dowladda Burundi ayaa ah wadanka labaad ee ciidamada ugu badan ku deeqay howlgalka AMISOM...