Monday, November 9, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah: ▪ Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan. ▪ Garyaqaan Abuukar...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beele ayaa sheegay in warbixin kooban uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka siiyay horumarka Dowladda ka gaartay dib u habeynta iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda dalka. “Sharaf ayay ii tahay inaan warbixin kooban ka siiyo Madaxweynaha Soomaaliya MD Maxamed...
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ku dhawaad 200 oo musharrax ay soo gudbiyeen codsiga xildhibaannimo. Xubno ka tirsan guddiga oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay soo gababeyeen qabashada warqaaha codsiga musharraxiinta, xubnaha guddiga ka tirsan ayaa inta ku daray inay jiraan khilaaf ka taagan...
Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay hirgeliso ciidamo gaar ah oo ilaaliya madaxda dalkaasi oo ay kamid yihiin wasiirada, madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dalkaasi. Ciidammadan oo loogu magacdray ilaalada Jamhuuriyadda ayaa dhamesytay tababar gaar ah oo loogu diyaariyay sidii saraakiisha sarsare ee dowladda iyo qoysaskooda ay uga difaaci lahaayeen cid walba...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeeray Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dib u dhis ah ka dib weerarkii maalin ka hor lagu qaaday. Shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ku sugnaa Tiyaatarka xilligii uu Ra’iisul waasraha uu tagayay, waxaa ayna ka wadeen shaqa maalmeedka...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan, Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa dalka sacuudiga waxaa uga bilowday booqasho rasmi ah oo uu maalmo kujoogi doono halkaasi. Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa sidiirran u qaabilay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga Dr. Maxamed Salalax Bin Dahir Bintin, iyo Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa goor dhow dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ahaa Al-Shabaab,kaasoo horay gacanta ugu soo dhigeen Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya. Ninkaan ayaa horay loogu xukumay dil toogasho ah, ka dib markii la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda. Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Soomaaliya waxaa ay...
Xlidhibaannadii dhawaan soo gudbiyay soo jeedintii ka dhanka ah aheyd madaxweynaha dowladda Soomaaliya, laakiin sheegay in ay  ka tanaasuleen soo jeedintoodii xil ka qaadista, ,ayaa mar kale eedeyn u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xusseen Odawaa oo soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa madaxweynaha...
Ciiidamada nabad ilaalinta  ee Midowga Afrika ayaa sheegay in ay qorsheenayaan bilaabida weeraro ay ku qaadaan goobaha ay dagaalamyaasha Al-shabaab ka suganyihiin gudaha dalka. Hawlgaladan ay AMISOM sheegtay in lagu xoreenayo goobaha ay Al-shabaab haystaan ayaa lagu wadaa in ay bilawdaan bilawga sanadka cusub ee socda 2019. Waana Mid Looga Bartey...
  Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar dhabo ah oo dagaalamayaasha Al-shabaab ku qaadeen kolanyo gaadiid ah oo la socday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar iyo saraakiil ciidan oo ku sii jeeday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiinta oo saakay ka anbabaxay magaalada Beledweyne ayaa lagu waramayaa...