Iyadoo maalintii Shaley Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan lagu sheegay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dhinaca kale waxaa jira sharuudo xildhibaannadii tanaasulay ay ku xireen madaxweyne Farmaajo.
Qoraalka oo ka koobnaa ilaa 9 qodobo ayaa lagu soo bandhigay...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa maanta ku kulmay magaalo xuduudeedka Tog-wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland.
Shirkan labada madaxweyne ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagaga hadlayey is dhexgalka bulshada, xoojinta amaanka, ganacsiga, maalgashiga iyo sidii deegaanada ku teedsan xaduuda labada dal looga...
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaga jira nabadda iyo is-dhexgalka Wadamada Geeska Afrika.
Isaga oo ka hadlaya, kulan Saddex Cisha ahaa oo ay yeesheen Safiirro reer Jabuuti ah iyo Diblomaasiyiin sare, oo Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Jabuuti,...
Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu shaqada ka tagayo bisha February.
Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey in uu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka dhalanaya.
Balse Gen. Mattis ayaa qoraal uu soo saarey ku sheegay inuu shaqada uga tagayo ka dib markii ay isku aragti...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal ka soo baxay waxaa in markii uu dhinacyo badan ka eego mooshkii dhawaan laga keenay madaxweynaha dowladda Soomaaliya ugu danbeyntii go'aan lagu gaaray in laga tanaasulo mooshinka.
Qoraalka oo ahaa mid labo Bog ayaa lagu sheegay in mar ka dhinacyo badan...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto.
Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan.
Madaxwayne Trump ayaa bartiisa Tweetarka ku soo qoray...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto.
Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan.
Madaxwayne Trump ayaa bartiisa Tweetarka ku soo qoray...
Hagaajinta amaanka duulista hawadda iyo xaalada guud ee wadanka ayaa sababtay in shirkaddo caalami ah bilaabaan duulimaadyo toos ah oo ay ku imanaya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho.
Said Eliye,oo ah Agaasimaha howlgalada iyo xiriirka caalamiga ah ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay in ay jiraan...
Odayaasha deegaanka Ceel afweyn ayaa gacanta dawladda ku soo wareejiyey laba qof oo ku eedeysan gacan ku dhiigle deegaanka Dararweyne qof socota ah ku dilay, taas oo muddo laga sugayey inay odayaashu soo qabtaan dambiileyaashaasi.
Labadan qof ee ku eedeysan gacan ku dhiiglaha ayaa magacyadooda la kala yidhaahdaa Cabdirisaaq Cawild...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, saraakiisha ciidamada iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’addaha kala duwan ee dowladda ayaa lagu wadaa in ay maanta ka qeybgalaan xuska 75 sano guuradii ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa siweyn loo adkeeyay waxaana la xiray dhamaanba jidadka muhiimka ah...


















