Kaddib doorashadii siddeedii Jannaayo 2019ka, waxaa hoos-udhacay sarifka lacagaha ee suuqyadda Puntland. Magaalada xarunta ah ee Garoowe halkii dollar ayaa waxaa lagu sarifayaa maalintii labaad 30-kun oo Shillin-Soomaali, xilli uu horey u ahaa 36-kun, si la mid ah magaalada ugu weyn ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayuu hoos u...
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgalo qorsheysan ka Fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Shabellada Hoose.
Ciidamada Danab iyo Ciidamada Mareykanka ayaa Howlgalka ka fuliyay degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Janaale ee G/Shabellada Hoose.
Saraakiil ka...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha degmada Dayniile Maxamed Abuukar Jacfar..
Inta la xaqiijinayo ilaa Labo ruux oo ku sugnaa guriga ayaa ku dhaawacmay weerarka waxaana labada ruux la sheegay in ay ahaayeen ilaalada guddoomiyaha degmada.
Sidoo kale wararka ayaa intaa ku...
Booliiska dalka Britain ayaa bilaabay baaritaan la xiriira dil magaalada Bristol Jimcihii loogu geystay wiil Soomaali ah.
Wiilka ayaa lagu magacaabi jiray Bashiir Cabdullaahi, waxaana da’diisa lagu sheegay 25 sano jir taksiile ah sida ay warbaahinta u sheeegeen eheladiisa.
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen...
Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah hal abuurka dhallinyarada ah ayaa maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu xalay magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay suugaan uu ku dhaliilay dawladda iyo dhibaatooyin uu ku arkay xabsiyadda wadanka ku yaal.
Abwaan Abees ayaa ah nin dhallinyar ah oo qurbo joog...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday askari lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ,kaasi oo loo heysto in uu dil u geystay Marxuum Dayax Iimaan Xasdan 21-ka bishii sagaalaad 2018, waxaa uuna dilkaasi ka dhacay aga-gaarka Seybiyaano degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.
Ciidamada amniga ayaa...
Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in dowladda Canada aqbasha in ay magan-galyo siiso Raxaf Maxamed al-Qunun taasoo loo aqoonsaday in ay Qaxooti tahay kaddib markii ay ka soo baxsatay reerkeeda.
Raxaf Maxamed al-Qunun, oo ah 18-jir ayaa Isniintii diidday in ay raacdo diyaarad ka kicitimi laheyd Bangkok oo tegi laheyd Kuwayt,...
Xoghayaha Difaaca dalka UK Gavin Williamson ayaa lagu waramayaa in uu baajiyay safar uu ku iman lahaa magaalada Muqdisho iyo kulan lagu waday in uu la qaato madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sida lagu daabacay Wargeyska Independent ee ka soo baxay dalka Britain.
Taa badalkeeda Gavin Williamson ayaa booqday magaalada Hargeysa...
Waxaa soo xirmay kalfadhigiii Afaraad ee Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Cabdi Xaanshi Cabdullaahi.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in kalfadhiga Afaraad uu xirmay, isagoo xusay in 10-ka bisha Maarso uu dib u furmi doono Kalfadhiga.
Go’aanka loo cuskaday soo xirida Kalfadhigan...
Askeri Dhaawac U Gaystey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Xabsiga La Dhigay.
Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaad Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furey askari ka tirsan ciidamadda Militeriga Somaliland.
Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka Dr:Xargeeye ayaa isku dayey inuu ka joojiyey askarigan oo guri sandaqad ah ka dhisanayey goob uu leeyahay dugsiga caafimaadka ee magaaladda Hargeysa.,...


















