Monday, November 9, 2026
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay daah-furka Shir sannadeedka garsoorka dalka oo markii ugu horreysay la qabtay burburkii kadib. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in loo baahan-yahy in shirkaan labada maalin ee uu soo socdo ka qayb galayaashu ay ku dadaalaan in...
War ka soo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika  ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay 5-dii bishan  Koonfurta Soomaaliya, waxaana Mareykanka uu sheegay in uu Al-shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada oo kaashanaya kuwa Mareykanka ay bartilmaameedsadeen degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga ah iyo horumarinta ee Midowga Yurub Mudane Stefano Manservisi ayaa sheegay in qorshaha Maamulka Gobolka ee sanadkan uu yahay hirgelinta mashaariic lagu horumarinayo caasimadda iyo sidii xal-waara loogu heli lahaa...
Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo. Ilyaas Cali Xasan Guddoomiyaha guddigaasi War kasoo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in shirkan uu yahay sharci-darro, islamarkaana Soomaaliya aysan qaban karin shir...
Dowladda Soomaaliya ayaa 01dii bishii Janaayo ee sanadkan u sheegtay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Haysom in uu isaga baxo dalka, kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay Qarannimada iyo madax-bannaanida guud ee Soomaaliya. Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres  oo ay VOA la hadashay ayaa isaga oo ka...
Wareegta ka soo baxday madaxtooyadda Puntland ayaa lagu sheegay in la hakiyay ballamadii iyo kulamadii madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Ma cadda muddada la hakiyay la kulanka madaxweyne Deni, balse waxaa ay ku soo aadday xilli uu madaxweynaha ku gudajiro la tashiyadii u dambeeyay ee uu ku soo magacaabayo golaha...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa lagu wadaa in saacada soo socda uu soo gaaro magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wali rasmi ahaa lama shaacin ujeedada socdaalkiisa, laakiin warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in uu kulamo kala duwan la qaadan doono...
Afar maalmood kaddib magaalada Jigjiga waxaa laga qaaday Bandowgii ay horay uga soo rogeen hay’adda amaanka Dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Bandowga ayaa ahaa mid mamnuucayay isku socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Jigjiga xiliyada habeenkii si loo sugo amniga, loona xakeemo rabashado dhimasho sababay oo qomiyado ku saleysnaa kana...
Taliska ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa wuxuu sheegay in uu gacanta ku dhigay hub ay leeyihiin Al-shabaab kaddib markii ay howlgal ka fuliyeen degaanka Forsooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal ka soo baxay taliska NISA ayaa lagu sheegay in sidoo kale ay ciidamada bur-buriyeen goobo Al-shabaab...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi, ayaa ka qeyb-galay shirka shanaad ee heer Wasiir ee Midowga Yurub iyo Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay magaalada Brussels, ee dalka Belgium, 4 February, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirro arrimo dibadeedyada wadamada xubnaha ka ah...