Monday, November 9, 2026
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay xiritaanka shirkii arrimaha Garsoorka ee Muqdisho ku soo dhamaaday ayaa soo hadal qaaday hadal heynta shirka shidaalka Soomaaliya ee maanta ka furmaya magaalada London. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in shirka London yahay Bandhig Carweed dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ku...
Xildhibaanada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalkaasi Itoobiya ayaa 12 xildhibaan xasaanadda kala noqday kaddi markii ay yeesheen kulan. Xildhibaanadan ayaa la sheegay in ay ku tunteen xuquuqda aadanaha iyo inay geysteen falal musuq maasuq ah. Waxaana kamid ah mas’uuliyiinta xasaanadda laga qaaday afahayeenkii hore ee baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida Maxamed Rashiid...
Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa mar kale isku –shaandheyn ku sameeyay xubnaha golihiisa Wasiirradda, iyadoo maalmihii ugu danbeeyay uu wajahayay madaxweynaha culus uga imanayay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Isku-shaadheyntan ayaa saameysay Wasirradda, Wasiirru-dowlayaasha iyo Wasiir ku-xigeennada oo intooda badan ah xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle, waxaana muuqata...
Dowladda Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay Diblomaasiyiinta qunsiliyadda Soomaaliya ee magaalada Jiddah, kaddib qoraal ka soo baxay Wasaarradda arrimaha dibedda. Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qayb-sanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada...
Maanta oo Khamiis ah taariikhdu tahay 07 bisha Feberaayo 2019ka ayaa lagu wadaa in magaalada London uu ka furmo shirka looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, oo maalmihii ugu danbeeyay hadal heyntiisu ku badneyd baraha bulshada iyo qeybaha kala duwan ee warbaahinta. Magaalada London waxaa gaaray oo ku sugan kana qeybgalaya shirka...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in magaalada Seoul ee Jamhuuriyada Kuuriyada Koonfureed uga qeybgalaan shir looga hadlayo arrimaha nabadda. Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galaya ayaa Somaaliya ku matalaya shirka oo noqonaya markii ugu horeysay oo...
Hay'adaha ammaanka Puntland ayaa wada baaritaan la xiriira dilka maareyihii dekedda Boosaaso ee shirkadda PO & Ports,Paul Anthony Formosa oo subixii Isniin  nin hubeysay uu ku toogtay bannaanka dekedda Boosaaso. Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland , Saciid Maxamed Raage oo uu dhinac fadhiyay agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa u...
Wasiirka waxabasrashada Xukuumadda Soomaaliya,Cabdullaahi Goodax Barte ayaa maanta dagmada Hol-wadaag ee gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare oo ay wax ku baran doonaan ardayada degan howlwadaag. Sidoo kale wasiirka Waxbarashada mudane Cabdulahi Goodax Barre  ayaa ka qeyb galay munaasabadda xariga looga jarayay  iskuulladda hoose dhexe  ee howlwadaag iyo Xassan ...
Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya , ayaa looga hadlay dar-dar gelinta halbeegyada iyo hawlaha tubta ee sannadka 2019. Kulanka oo ay ka qayb galeen wasaaradaha, guddiyada iyo dhammaan hay’adaha halbeegyada ku leh tubta arrimaha bulshada, ayaa waxaa...
Madaxweynaha Maraynkanka Donald Trump ayaa jeediyey khudbaddii sanadlaha ahayad ee “State of the Union” taas oo uu kaga hadlo xaaladda dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay dowladii mudadii ay jirtay. Madaxweyne Trump ayaa Khubaddiisa waxaa uu si gaar ah kaga hadlay dhaqaalaha, arrimaha socdaalka, qodobka muranku ka taagan yahay ee darbi...