M/weynaha Hirshabeele Waare oo Iskushaandheyn Ku Sameeyey Golihii Xukuumadda.

0
515

Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa mar kale isku –shaandheyn ku sameeyay xubnaha golihiisa Wasiirradda, iyadoo maalmihii ugu danbeeyay uu wajahayay madaxweynaha culus uga imanayay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Isku-shaadheyntan ayaa saameysay Wasirradda, Wasiirru-dowlayaasha iyo Wasiir ku-xigeennada oo intooda badan ah xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle, waxaana muuqata in is badbadalkan lagu sameynayo Golaha Wasiirradda salka ku heyso qancinta xildhibaannada ku kacsan maamulka sare ee Hirshabeelle.

Hoos ka Akhriso magacyada :