Monday, November 9, 2026
Qof rakaab ah oo looga shakiyay in uu isku dayay in uu af duubto diyaarad ukala duulaysay Bangladesh iyo Dubai ayay toogasho ku dileen ciidammada sida khaas ah u tababaran ee Bangladesh, sida ay warbaahinta guduhu ku warrantay. Qofka laga shakisan yahay oo la sheegay in uu ku goodiyay in...
Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub. Khudbadii madaxweynaha ee shirka Sharmal El –Sheikh Waxaa sharaf ii ah inaan kamid ahaado masuuliyiinta iyo saaxiibbada sharafta leh ee ka qayb-gelaysa Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo markiisii ugu horreysay qabsoomaya. Waxaan...
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Dilla ee gobolka Awdal, waxaanu dadka uga waramay halka ay kala taagan yihiin Somaliland iyo Soomaaliya iyo kulmadii uu la yeeshay Ra’isal wasaaraha Itoobiya. Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in aanu marna kaa bixi Karin dastuurka Somaliland oo qodobkiisa kowaad...
Xarrakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaallada khasaare ka dhashay duqeyn xalay ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose. Duqeyntaas ayaa waxaa ay geysatay khasaaro isugu jira dhimasho iyo  dhaawac oo u badan dad shacab ah oo ku nool deegaanka la duqeeyay ee  Kuunya-Barrow. Al-Shabaab ayaa meesha ka saartay wararka sheegaya in khasaare uu...
Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dilkii shalay galinii danbe degmada Kaaraan loogu geystay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre. Jenaraal C/llaahi Xasan Bariise oo ah taliyaha Hoggaanka Canshuuraha  ee ciidamada Booliska ahna madaxa Warfaafinta ee booliska oo shir  jaraa’id xalay ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...
Boqortooyada Saudi Arabia ayaa markii ugu horeysay xil danjire-nimo u magacaawday qof dumar ah oo noqoneysa danjiraha Boqortooyada ee dalka Mareykanka, sida lagu shaaciyay digreeto ka soo baxday boqortooyo. Riima Bint Bandar ayaa noqoneysa danjiraha Sacudiga ee dalka Mareykanka waxaana muuqata in Sacuudigu arintan uga gon-leeyahay ugu yaraan in uu...
Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Sharmal El-Sheikh ee dalka Masar uu ka furmo shirka madaxda wadamada Carabta iyo midowga Yurub, waxaana shirkaa Soomaaliya uga qeybgalaya wafdi uu horkacayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed ciise Cawad oo ku sugan dalka Masar ayaa sheegay in shirkaasi...
Allaha U Naxariistee Waxaa Goor Dhaweyd Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Ex Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo In Muddo ah Barlamaanka Soomaaliya Kamid ahaa,Waxaana Lagu Soo Waramayaa in Gurigiisa oo Ku Yiil Degmada Kaaraan ee Gobolkan Banaadir. Allaha U Naxariistee Cismaan Cilmi Boqore ayaa Mar Waxaa uu Soo Noqdey Gudoomiye Xigeenka...
Saraakiil u hadlay dowladda Burundi ayaa xaqiijiyay in khamiistii lasoo dhaafay 200 oo kamid ah ciidamadooda diyaarad Q. Midoobay leedahay looga qaaday magaalada Muqdisho islamarkaana laga dajiyay Bujumbura oo ah caasimadda Burundi. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamad Burundi ee  dalka ka baxay qaar kamid ah laga qaaday degmada Cadale...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo berri ka furmaya magaalada Sharma El-Sheikh. Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo markii kowaad dalka Masar lagu qabanayo ayaa waxaa...