Monday, November 9, 2026
Wali waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan burburka diyaaradaha Ethiopian Airlines oo ku burburtay magaalo lagu magacaabo Bishoftu oo Koonfur Bari ka xigta magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. 157 ruux oo la socday diyaarada ayaa la sheegay in gabi ahaanba ay dhinteen, 149 ka mid waxaa ay ahaayeen...
Dhawaan waxaa tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamul gobolleedka Jubbaland wafdi ka socday xafiiska ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre. Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda  federaalka Soomaaliya (XFS), Axmed Nuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada  Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad  gobaleedka...
Warar daqiiqado ka hor soo baxay ayaa sheegaya ay bur burtay diyaarad diyaarada Ethiopian Airlines oo ka duushay magaalada Addis Ababa kuna sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. "Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, oo ku hadlaya magaca xukuumadda iyo kan shacabka Itoobiya  waxaa ay tacsida la wadagayaan  qoysaskii ku waayay dadkii...
Mid ka mid ah ardeyda wax ka barata dugsiga Mujamac ayaa  ku dhax dilay ardey kale gudaha fasalkii ay wax ka wada dhiganayeen. Labada Ardey ayaa la sheegay in uu horay dagaal u dhaxmaray, hasse ahaatee saakay markii ay fasalka isugu tageen mar kaliya laga war helay ardeyga oo toorey...
Wasiirka caafimaadka Tunisia, Cabdirauf Sharif ayaa iscasilay ka dib markii 11 ilma markaa uun dhashay ah ay ku dhinteen cisbital ku yaal caasimadda Tunis. Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in baaritaanno la sameeyay ay muujinayaan in ilmahaasi ay u dhinteen caabuq ka dhashay oksijiin la'aan mudadii u dhexeysay todobada ilaa sideedda...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba maanta xiray inta badan jidadka muhiimka u ah isku socodka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la filayo in dalka la keeno meydka Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil. Wadooyinka ay ciidamada xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale tusaale la yaab leh u soo qaatay dalka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay meel laga jecel yahay dhaqan xumadda iyo gardarada. Mar uu ka hadlay Askari Uganda u dhashay oo dhawaan la sheegay in uu dharbaxaay haweeney ka tirsaneyd isla ciidamada Uganda...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u anbobaxay dalka isku taga imaaraadka Carabta oo la sheegay inuu marti qaad rasmi ah ka helay. Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha Macdanta iyo Tamarta, Jaamac Maxamuud Cigaal , Diinta iyo Awqaafta, Khaliil Cabdilaahi Axmed, Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska, Maxamuud Xasan...
Dowladda Kenya ayaa xabsiga dhigtay Backstone Agaro, oo 53 jir ah  oo looga shakiyay in uu ku biiri lahaa Ururka Al-shabaab. Waxaa ay sheegeen saraakiisha Kenya in ay Ninkan uu ku yimid Mandhera Bas ka soo galay dhinaca Gaarisa, waxaana uu bulshada weydiinayay jihada ay ka xigto Soomaaliya, taasoo keentay...
Meydka nin dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay Wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan meel ku dhow dhismayaasha ku burburay qaraxii todobaadyo ka hor ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama. Meydkan ayaan waxaa ka muuqan wax dhaawac iyo rasaas, waxaana meydkiisa laga helay meel luuq ah dhismaha Kuwait Palaza oo ka mid...