Tuesday, November 10, 2026
Ra'isal wasaaraha Itoobiya ayaa xoogagga TPLF u qabtay 72 saacadood iney dowladda isugu soo dhiibaan, xilli ay ciidamada dowladda Itoobiya ay ku sii jeedaan caasimadda Maqale. Abiy Axmed wuxuu hoggaanka Tigraay uu u sheegay in la marayo "meel aan laga noqon karin".xogagga Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigraay ee TPLF oo gacanta...
Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa u taggaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya si uu isugu dayo in uu dhexdhexaadiyo dowladda Federaalka iyo maamulka Tigrayga isaga oo ku soo biiraya dadaallada nabadeed ee socda. Dalalka Uganda iyo Kenya oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashooda ayaa sidoo kale qeyb ka...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in uu soo dhamaaday waqtigii loo qabtay inay isku soo dhiibaan maleeshiyaadka iyo ciidamada TPLF ee weli la dagaalamaya ciidamadiisa. “Waa dhammaatay muddadii loo qabtay inay isku soo dhiibaan maleeshiyada iyo ciidamada gaarka u tababaran ee TPLF, ” ayuu yiri Abiy Axmed. Sidoo...
Madaxweyne Trump ayaa la filayaa inuu ku amro militariga Mareykanka inay kumanaan askari kala baxaan Afghanistan, Iraq iyo Somalia, ka hor waqtiga uu xafiiska ka tagayo bisha Janaayo. Amar qabyo ah oo horyaala Pentagonka, ayaa sheegaya in tirada ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afghanistan laga dhimayo kala bar. Ciraaq gudaheeda, Pentagon...
Koox dhalinyaro ah oo reer Kenya ah oo ka tirsan ardayda jaamacadaha ayaa loo xilsaaray sameynta hub cusub iyada oo lagu fulinayo hawlgal qarsoodi ah oo loogu magac daray Mashruuca Warshadeynta Amniga Qaranka. Ardaydan oo ku jira da'da 20-meeyada waxaa la soo xiriiray Adeegga Sirdoonka Qaranka sida uu shaaca ka...
Hay’adda Sirdoonka dalkaasi Itoobiya ayaa sheegtay kaddib howlgal ay sameeyeen ciidamada in ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsan Ururrada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya. Hay'adda Sirdoonka ayaa sheegtay in raggan la soo qabtay in muddo ahba ciidamadu ku daba-jireen ugu danbeyntiina u suurtagashay in...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gantaallo lagu weeraray magaalada Asmara ee dalka Eritrea fiidnimadii xalay wax yar uu kaddib markii saraakiisha TPLF ku hanjbeen weerarka Asmara. Horey waxey sidan oo kale xoogagga TPLF u weerarreen magaalooyinka Bahar Dar iyo Gonder oo ka wada tirsan gobolka Amhara ee dalka...
Ra’iisal wasaaraha  dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne KMG ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay. Abiy ayaa u magacaabay Dr. Mulu Nega in uu noqdo madaxweynaha KMG ee gobolka Tigrayga kaddib markii xasanaanadii laga qaaday saraakiishii sar sare TPLF. Golaha Wakiilada Itoobiya ayaa dhawaan sheegay in ay...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay ku dishay dagaalka ka soconaya Ismaamulka Tigrayga ee Waqooyiga dalkaasi 550 xubnood oo ka tirsan xoogga u dagaalamaya TPLF. Guud ahaan dagaalkan ayaa lagu waramayaa in uu geystay khasaare ballaaran oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamaya iyo barkaca dadka shacabka oo hadda hay’addaha calaamku...
Waxaa sii xoogeysana dagaalka u dhaxeeya ciidamada difaaca Qaranka Itoobiya iyo jabhada TPLF ee ka dagaalamaya gobolka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya. Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa ku eedeeyay ismaamulka Tigray-ga in ay waddaan wax uu ku tilmaamay qiyaano Qaran iyaga oo doonaya ayuu yiri bililiqeystaan hantida Qaranku leeyahay, waana tan...