Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa maalinimadii shalay mar uu shir jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa sheegay in duqaynta cirka ee ay fulinayaan Ciidamada cirku ay soconayso ilaa la wiiqayo awoodda ciidan ee TPLF.
Geesta kale waxa uu sheegay in Ciidamada cirka ee Itoobiya ay burburiyeen meelo lagu kaydinayay hubka culus oo uu...
https://youtu.be/xH9Cq3d67fc
https://youtu.be/CPYFiaL6cTE
Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga.
Sida ay sheegtay Warbaahinta gudaha Jabuuti 16 kan Askari oo ay ka mid yihiin Korneelo iyo Taliyayaal ayaa waxaa qabtay ciidanka ilaalada madaxtooyada kuwaa oo...
Xiisada u dhaxeysa Xukuumadda Dhexe ee Itoobiya iyo ismaamulka Tigray-ga ayaa u muuqata mid cirka isku shareertay, iyadoo hadda laga cabsi qabo in ay Itoobiya gasho dagaal sokeeye.
Xiisadan ayaa ka dhalatay kaddib markii Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed uu amar ku bixiyay howlgal militari oo ka dhan ah...
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra'iisal Wasaare Abiy Ahmed uu amray ciidanka difaaca Qaranka in ay talaabo malatari ka qaadaan TPLF oo ku eedeysan in ay weerarreen saldhigyo ciidan.
Warar soo baxaya ayaa sheegay in...
Qaabka loo doorto Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa waxay aad uga duwan tahay sida ay aduunyada kale u doorato Madaxweynahooda ama Raiisal Wasaarahooda.
Caadi ahaan aduunka waxa ku guulaysta Kursiga Madaxweynaha musharaxa ugu codka badan dalkaas.
Hadaba Maraykanku ma aha sidan, Madaxweynaha Dalka Maraykanka waxa doorta Electoral College, waxana mararka qaarkood dhacda...
Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay warbixin ah inuu si deg deg ah ugu dhawaaqi doono inuu ku guuleystey doorashada madaxweynenimada dalkiisa habeenka talaadada haddii ay u muuqato inuu ka horeeyo'Joe Biden.
"Maya, maya taasi waxay ahayd warbixin been ah,' ayuu u sheegay suxufiyiinta ka dib markii uu ka degay North...
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorsheheeda ku aadan qaabilaada qaxootiga (2021-2023), waxayna sheegtay in ay bartilmaameedsan doonto heerka ugu sareeya ee qaadashada soogalootiga.
Saddexda sano ee soo socota, Canada waxay shaacisay inay higsaneyso inay soo dhaweyso oo ay deganaasha cusub oo joogto ah siiso boqolaal kun oo qaxooti ah.
Qorshahan oo...
Talaadada soo socoto oo taarikhdu ay ku beegan tahay 3-da bishaan November, ayaa waxaa lagu wadaa in guud ahaan wadanka Mareykanka ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada ee sannadkaan 2020-ka, xilli xaalada cudurka Covid-19 ay kor u sii kaceyso gobollada qaar.
Doorashadaan oo la qabto Talaadada ogu horeyso bisha November, ayaa...
Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka Dowladdaha Turkiga iyo Faransiiska ayuu madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan waxaa uu dadkiisa ku booriyay in aysan iibsan baddeecadaha lagu sameeyo dalka Faransiiska.
Fariin teleefishinka uu u mariyay shacabkiisa ayuu ku sheegay madaxweyne Erdogan dadkiisa in aysan iibsan Alaabaha lagu sameeyo dalka Faransiiska, isaga...


















