Waxaa wali socda dagaallada gobolka Ma’rib ee dalka Yemen kuwaasoo u dhaxeeya ciidamada dowlada uu caalamka aqoonsanyahay ee yaman oo gacan ka helaya isbaheysiga uu xulufada ka yahaysacuudiga.
Dagaalkaasi kuwoodii ugu danbeeyana waxaa la sheegayaa in tobaneeyo ka tirsan xoogagga Xuutiyiinta lagu dilay weerar ay qaadeen ciidamda ay taageerayaan dowladaha...
Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkey ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Mareykanka, Jarmalka iyo sideed kale oo reer galbeed ah kadib markii ay soo saareen war-saxaafadeed wadajir ah oo ay ku taageerayaan hoggaamiye ka mid ah bulshada rayidka Turkey.
Osman Kavala oo ah 64 jir Turkish ah...
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku adkeysatay in xuduud -badeedka ay la wadaagto Soomaaliya uu ku socdo xarriiq dhanka bari ah oo laga soo bilaabo halka ay labada dal ku kulmaan ee Badweynta Hindiya.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan Soomaaliya ku wareejin doonin taako ka mid ah...
Ciidamada Cirka ee Itoobiya ayaa galinkii hore ee maanta duqaymo cirka ah la beegsatay qaybo kamida magaalada Mekele ee degaanka Tigray.
TPLF ayaa sheegtay in duqaymahan lala beegsaday dad shacab ah, iyo goobo ay leeyihiin dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Balse Dawladda Itoobiya oo duqaymahan ka hadashay ayaa...
Baarlamaanka dalalka ku midaysan jaamacadda Carabta ayaa kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan go’aanka ICJ, doorashooyinka iyo amniga.
Ugu horreyn, xubnaha baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), oo u xukuntay Soomaaliya dacwadda badda ee...
Kalluumeysatada gobolka Xeebta ee Lamu ayaa sheegaya in aysan jirin wax ka hor istaagaya in ay ka kalluumeystaan biyaha lagu muransanaa ee Maxkamadda ICJ u xukuntay Soomaaliya.
Lamu oo ay ku nool yihiin in ka badan 7,000 kalluumeysato ah oo noloshoodu ay si toos ah ugu tiirsan tahay kalluumeysiga, ayaa...
Afhayeen u hadashay wasaarada arrimaha didabadda ee Taiwan, ayaa waxba ka majiraan ku tilmaantay warbixin uu qoray wargayska Global Times, ee ku hadla afka dowlada China, kaasi oo xukuumada Taipie ku eedeeyay in ay laaluush siiso siyaasiyiinta Somaliland iyo qoysaskooda si ay u buun buuniyaan qadiyada madax-bannaanideeda.
Sida lagu daabacay...
Dowladda Maraykanka ayaa carrabka ku adkaysay in loo baahan yahay in la dhameystiro doorashooyinka Soomaaliya, isla markaana si degdeg ah loo dhameeyo khilaafka Farmaajo iyo Rooble.
Xafiiska arrimaha dibadda Maraykanka ee Afrika, ayaa sidaasi sheegay, kadib kulan ay wada qaateen wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, iyo kaaliyaha Xoghayaha...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa rajo xumo ka muujiyay xukun ay maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ka soo saartay muranka badda ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Xukunka la soo saaray Talaadadii shalay, ayay maxkamadda ICJ waxay siisay Soomaaliya inay maamusho inta badan dhul baddeedkii ay dowladda Kenya haysatay.
Madaxweyne...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa taageeray hawlgalka wadajirka ah ee Qaramada Midoobay ee hoos imaanaya Cutubka VII ee howlgalka nabad -ilaalinta Soomaaliya, sanadka soo socda.
Howlgalkan ayaa ah in wixii ka dambeeya 2021 howlgalka Amisom lagu wareegiyo Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo wadajir ah. Ama in...


















