Tuesday, November 10, 2026
Dowladda Kenya ayaa waddo qorshe ay ku xoojineyso joogitaankeeda Soomaaliya, iyadoo ciiddamo horleh usoo diraysa Soomaaliya. War-saxaafadeed  ka soo baxay xafiiska Kormeeraha Guud Hillary Mutyambai ayaa lagu sheegay in Soomaaliya la geyn doono ciidamo boolis ah oo hoos yimaada magaca AMISOM si ay gacan uga geystaan ilaalinta sharciga iyo kala...
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa maanta soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda cusub ee Itoobiya hogaamin doonta 5ta sano ee soo socoto. Wasiirada maanta la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub oo saaxadda siyaasaddu hadda ugu horeyso, kuwo xilal hore dawladda ka hayay iyo kuwo wasaaradahoodii...
Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa ka bilaabay dhismaha xarun looga hortagayo waxyaabaha qarxa (C-IED), si kor loogu qaado awoodda ciidamada ee la dagaalanka Alshabaab. Ingiriiska iyo Jarmalka ayaa iska kaashaday, si ay Kenya ugu dhisaan xarun milateri oo doonaysa inay sare u qaaddo awoodda saraakiisha amniga si ay naftooda u...
Facebook, Instagram iyo adeegga farriimaha WhatsApp-ka ee sida weyn loo adeegsado ayaa dib hawada ugusoo laabtay xalay saqdii dhexe, ka dib muddo illaa lix saacadood ah oo ay dunida ka maqnaayeen. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter -ka fiidnimadii Isniinta, ayaa shirkadda Facebook waxay ku sheegtay in barnaamijyadeeda ay ku...
Diyaarad militari oo Masaari ah oo ay ku raran yihiin gargaar caafimaad iyo daawooyin ah ayaa usoo ambabaxday Soomaaliya, si ay gacan uga geystaan taageerada shacabka Soomaaliyeed. Gargaarkan waxaa bixiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo dadweynaha, waxayna ku timid hirgelinta awaamiirtii Madaxweyne Abdel Fatah al-Sisi si, loo sii wado taageerada Masar ee...
Dowladda Maraykanka ayaa abaal marin guddoonsiisay qaar ka mid ah askartii Ameerikaanka ee ka qeyb qaatay dagaalkii la magac baxay “Black Hawk Down” ee Muqdisho ku dhexmaray ciidamadii Jeneral Ceydiid iyo ciiddamadii Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaa, sannadkii 1993. Askartan ayaa la guddoonsiiyay 18 abaal marinood oo silver ah, waxaana...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo khasaare geystay oo lala eegtay kolanyo ka tirsan ciidamada dowladda Kenya oo ka dhacay xaduud beenaadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Shangaani iyo Kambooni oo...
Qaraxa miinada dhulka lagu aaso ayaa haleelay kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya oo maraayay inta u dhaxeysa Kayunga iyo Shangani oo ka tirsan gobolka Lamu. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee weerarka lala beegsaday ay rasaas fureen kadib weerarkii IED. Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkan, waxayna sheegeen inay ku...
Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague. Ururkan waxay maxkamadda u gudbiyeen afar kiis oo kala ah, kiiska Ikraan Tahliil...
Dowladda Kenya ayaa heegan sare uga jirta xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), ay bisha soo socota ka gaari doonto dacwada ku saabsan muranka soohdinta Badweynta Hindiya ee Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ ayaa go'aankeeda ku dhawaaqi doonta 12-ka Oktoobar, iyadoo soo afjaraysa dacwad daba-dheeraatay oo u dhaxaysay labada...