Maleeshiyaad Ka Tirsan Xoogagga Xuutiyiinta Oo Lagu Dilay Dagaal Wali Ka Socda Gobolka Ma’rib.

0
184

Waxaa wali socda dagaallada gobolka Ma’rib ee dalka Yemen kuwaasoo u dhaxeeya ciidamada dowlada uu caalamka aqoonsanyahay ee yaman oo gacan ka helaya isbaheysiga uu xulufada ka yahaysacuudiga.

Dagaalkaasi kuwoodii ugu danbeeyana waxaa la sheegayaa in tobaneeyo ka tirsan xoogagga Xuutiyiinta lagu dilay weerar ay qaadeen ciidamda ay taageerayaan dowladaha Sunniga ee gobolka.

Dagaaladaani ka soo cusboonaaday dalka yeman gaar ahaan gobolka ma’rab ayaa sii xoogeysanaya marba marka ka dambeysa iyadoona ay qasaaro ka soo gaarayaan dadka shacabka ah ee ku dhaqan goobaha lagu hardamaya.

  1.