Ciyaaryahanka Lionel Messi oo u dhashay wadanka Argentina una ciyaaro kooxda Paris Saint-Germain (PSG) ee ka dhisan dalka Faransiiska, ayaa xalay markii 7-aad ku guuleystay abaalmarinta Kubadda Dahabka ah ee afka Faransiiska lagu yiraahdo Ballon d’Or.
Messi ayaa tartanka kaga adkaaday Robert Lewandowski oo u dhashay wadanka Poland, dhanka weerarkana...
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa ku tilmaamay sharciga Soomaaliya ee saxaafadda mid xadidaya madax bannaanida warbaahinta, isla markaana horseedaya in la dhibaateeyo saxafiyiinta Soomaaliyeed.
Qaraar ay si wadajir ah u soo saareen oo diiradda lagu saarayey Xuquuqda Aadanaha, Xorriyadda Saxaafadda iyo Xaalladda Bani’aadannimo ee Soomaaliya, ayaa Baarlamaanku waxa ay ku taageereen...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in la dilay 12 kamid ah kooxda TPLF, 6 kamid ah 12kaas waxay ahaayeen hoggaamin sare, kuwaasi oo hoggaaminayey ciidanka kooxdaTPLF, sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta Itoobiya oo warbaahinta la hadlay.
Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in labadii maalmood ee u dambeeyay ay...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in talada dalka Itoobiya uu siihaynayo Ra'iisal Wasaare ku xigeenka Itoobiya Demeke Mokonnen, maadaama Abiyi Axmed uu hoggaaminayo ciidamada qaranka Itoobiya ee dagaalka kula jira TPLF.
Warkan oo kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Itoobiya, ayaa sidoo kale lagu sheegay in bulshadu qayb ka...
Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay inay Canada dib u dejin ugu samaysay 71 qaxooti ah oo ay ku jiraan 37 carruur ah, kuwaas oo laga keenay dalka Libya.
Bayaan kasoo baxay hay’adda UNHCR ayaa lagu sheegay in qaxootigan oo muddo ku dhibaataysnaa dalka Libya ay kasoo...
Xildhibaan Yuusuf Xasan, oo laga soo doorto degmada Kamukunji ee magaalada Nayrobi iyo Soomaalida xaafadda Islii, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal kasoo yeeray senator katirsan aqalka sare Kenya oo dhawaan sheegay in xaafadda Islii lagu iibiyo hubka.
Xildhibaan Yuusuf ayaa sheegay in isaga iyo dadweynaha xaafadda Islii ay...
Waxaa Beryahan Soo ifbaxayey Cabashooyin iyo Qaylo Dhaan ka Imaneysay Dadka Danyarta iyo Masaakiinta aan Awooda Ciidan iyo Hub laheyn iyagoo ka Cabanaya Dhul boob lagu hayo Dhulal ay Fac ka Fac Lahaayeen oo Degenaayeen iyadoo looga Dhacayo Warqado Been abuur ah oo ay ku Sheeganayaan Milkiyad,hadii la yiraa...
UK ayaa ka hor timid qorshaha lagu doonayo in howlgalka Amisom loogu badalo mid wadajir ah oo ay ku midaysan yihiin Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika, sida uu dhawaan soo jeediyay Golaha Nabadda ee Midowga Afrika.
Go’aankan ayaa waxaa shaaca ka qaaday safiirka UK u fadhiya QM Barbara Woodward oo...
Kooxo hubeysan oo burcad Koofur Afrikaan ah ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaasi u tagay howlo ganacsi waxay ku dileen goobtiisii ganacsi.
Ganacsadaha Soomaaliyeed ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Xasan Maxamed, kaaso burcada ay ku dhex toogteen gudaha dukaankiisa oo ku yaala deegaanka Retreat oo ka tirsan magaalada...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo uu saaray militariga Eritrea iyo xisbiga talada dalkaas haya, taasoo sii xoojisay dadaalka maamulka Biden ee lagu cadaadinayo kuwa ku lugta leh colaadda sokeeye ee Itoobiya.
Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa liiska madow gelisay la taliyaha dhaqaalaha xisbiga talada haya iyo madaxa xafiiska...


















