Tuesday, November 10, 2026
Dowlada Maraykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaalka Laascaanood, iyo in Somaliland la timaado wado qeexan oo doorasho lagu gaadhayo. Dowlada Maraykanka ayaa  walaac ka muujisay colaada ka taagan Laascaanood, waxayna ku baaqday in dhinacyadu xaalada dajiyaan isla markaana ay isugu yimaadaan miiska wadahadalka, waxayna sheegtay in sii socoshada...
Danjiraha Soomaaliya ee Serbia Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Serbia Mudane Dr. Siniša Mali. Kulankan gaarka ah oo ay labada Mas’uul  yeesheen oo aad muhim u ahaa ayay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal. Inta kulanku socday...
Haweeney Soomaaliyeed ayaa cisbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku umushay afar carruur ah. Agaasimaha Isbitaalka Fartuun Shariif ayaa sheegtay in carruurtan iyo hooyadood ay xilligan caafimaad qabaan. Haweeneydan ayaa ka timid degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe oo qiyaastii 120 KM dhanka waqooyi bari kaga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Marwo Shariif...
Bankiga adduunka ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay inay gaartay horumarro si dalka uu u noqdo mid u qalma in si buuxda looga cafiyo deymaha iyadoo la raacayo Hindisaha waddamada deymaha badan lagu leeyahay (HIPC). Dhowrka bilood ee soo socda ayuu Bankiga Adduunka sheegay in ay si dhow ula shaqeyn doonaan...
Haweenay ayaa geeriyootay kadib markii uu Dooxa Hargaysa qaaday baabuur ay la socotay xalay. Gabadha oo magaceeda lagu sheegay Najax isla markaana ahayd hooyo 5 caruura haysatay, ayaa geeriyootay kadib markii uu daad qaaday baabuur Probox ah, oo ay la socotay, isla markaana waxa lagu guuldaraystay in la bad baadiyo,...
Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa maalintii Khamiista  ansixiyey codsigii dalka Finland ee ka mid-noqoshada Gaashaan Buurta NATO. Dhammaan 276 xubnood ee Baarlamaanka Turkiga ayaa u codeeyey in Finland loo ogolaado xubinimada NATO. Dhowr maalin ka hor ayuu dalka Hungary ogolaaday in Finland ka mid noqoto xubnaha NATO. Xoghayaha Guud ee Gaashaan Buurta...
Rep. Matt Gaetz, a member of the Republican Party, wants the US troops to be withdrawn from Somalia. The representative from Fort Walton Beach has issued a new resolution to force President Joe Biden to withdraw US troops from Somalia. Gaetz said that he submitted a document forcing the House of...
The United States has appointed Ambassador Richard H. Riley as Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary to Somalia. The new ambassador has risen to the top of US foreign policy. Richard H. Riley, is a senior member of the Foreign Service. He became Economic Counselor at the US Embassy in Ottawa, Canada. The new...
Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiir aan caadi aheyn oo Soomaaliya u fadhindoona, kaas oo haysta awood buuxda oo uu kumatalo dawladda Mareykanka. Safiirka cusub ayaa darajo sare ka gaaray siyaasadda arrimaha dibada ee Maraykanka. Richard H. Riley, waa xubin ka tirsan Adeegga arrimaha dibadda ee sare. Waxa...
Xildhibaan Matt Gaetz oo katirsan xildhibaanada xisbiga Jamhuuriga ayaa doonaya in ciidamada Mareykanka lagasoo saaro Soomaaliya. Xildhibaanka lagasoo doorto Fort Walton Beach, ayaa soo saaray qaraar cusub oo lagu doonayo in lagu qasbo madaxweyne Joe Biden in uu ciidamada Maraykanka ka saaro Soomaaliya. Gaetz ayaa sheegay inuu gudbiyay qoraal ku qasbaya...