Shirka madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay ayaa waxaa Maanta ku biiray Saraakiil Militari oo ka kala socoda dalalka Jabtuuti, Kenya iyo Itoobiya.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shir guddoominaya shirkaan oo ay ka qeyb galayaan wasiiro ka...
Aun Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ahaa siyaasi iyo aqoonyahay xilal kala duwan kasoo qabtay Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Buubaa waxa uu xilalka raysal wasaare ku xigeenka, Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka arrimaha dibadda iyo Wasiirka maaliyadda kasoo qabtay Soomaaliya, isaga oo sidookale noqday...
Ciidamada Booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi iyo afduub uu u geystay gabar aad u da'yar.
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska qeybta guud ee ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidanka...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kalsooni ka muujiyay in duullaankiisa cusub ee milateri ee ka dhanka ah Al-Shabaab uu ka adkaan doono kooxda Al-Shabaab.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay wargeyska afka dheer ee Financial Times, ayaa u sheegay inuu rajaynayo in weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhanka ahaa Alshabaab ay...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay iyadu gacanta ku hayso amniga gobolka Sool, xili dagaal mudo socday uu Laascaanood ka dhacay xalay.
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka ku sheegay in ciidamada Somaliland ay gacanta ku hayaan amaanka gobolka.
"Ciidamada Somaliland ee gobolka Sool...
Thousands of soldiers from Ethiopia have crossed the border from Somalia, who have reportedly set up military bases in Dollow and other areas of Gedo region.
This force, whose actual numbers have not yet been revealed, has been pouring into Gedo region since last month, and it is being reported...
M JSL Speaker's Office
1h ·
The President of the Republic of Somaliland held an break the fast and dinner meeting with the country's leading scholars.
Hargeisa-02-04-2023- ()- The President of the Republic of Somaliland, Mr. Muse Bihi Abdi, held a large gathering of Ifur and dinner at the presidential palace for...
Xafiiska Afhayeenka M JSL
55m ·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan Afur iyo casho ah la qaatay culimada waaweyn ee dalka.
Hargeysa-02-04-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira qasriga madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’udiinta waaweyn ee reer Somaliland.
Munaasibadda oo ay madaxweynaha kala qaybgaleen madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda...
Taliyaha Aaga Bariga ee Millateriga Somaliland Cali Barre, ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay guul ka gaadheen dagaalkii maanta, oo ay qabsadeen maxaabiis iyo baabuur.
Taliyaha ayaa sheegay in ay qabsadeen in ka badan 10 maxbuus oo uu ju jiro xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar, oo hore uga tirsanaa Baarlamaanka Puntland.
"Maxabiista...
The United States government has called for an end to the Lasanood war, and for Somaliland to come up with a clear path to elections.
The United States government has expressed concern over the ongoing conflict in Lasanod, and called on the parties to calm the situation and come together...

















