Tuesday, November 10, 2026
Beesha Gaaljecel Saransoor ayaa soo saartay war murtiyeed iyo go'aano culus oo la xiriira wajiga labaad ee Howlgalka ka dhaka ah Al-shabaab oo lagu wado inuu dhawaan ka bilaawdo gobolada dalka. Qeybaha kala duwan ee Beesha Gaaljecel ayaa Shirweyne ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga arinsadeen qodobo dhowr ah...
Norway's security and intelligence agency, PST, has announced the arrest of two Somali sisters who returned from Syria early Wednesday, along with their children. The Norwegian authorities charged the sisters with being members of the ISIS organization. Norway has announced that it is repatriating two sisters, Ayaan and Leila Juma, and...
Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka dalka Norway ee PST ayaa shaacisay in la xiray labo gabdhood oo walaalo ah oo Soomaaliya kasoo jeeda, kuwaas oo ka soo laabtay dalka Suuriya horraantii Arbacada, iyaga iyo carruurtooda. Maamulka Norway ayaa gabdhaha walaalaha ah ku soo oogay dacwad ah in ay ka tirsan...
Somali Police Commander Brigadier General Sulub Ahmed Firin received in his office the Police Commander of the African Union Operation ATMIS Hillary Sao Kanu and the officer led by him. The meeting discussed the acceleration of cooperation between the ATMIS Police and the Somali Police Command, and that the ATMIS...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, has laid the foundation stone of the Flour Factory, which is the first of its kind that Somali businessmen have implemented in the country after the collapse. The Prime Minister, who is encouraging investment in the Industry and...
Afhayeenka Guddida 33-ka ee Garaadada ku sugan Laascaanood, ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dagaalka ay Somaliland ku baaqday, isaga oo sheegay in Somaliland ay maanta soo weerartay magaalada. Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay saaka barqadii kusoo qaadeen weerar balaadhan. "Saaka markii ay 9:30...
The Minister of Internal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, has revealed that the Al-Shabaab group has been an obstacle for the country to hold elections in person and vote. Minister Fiqi said that there are millions of people living in the areas controlled...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Al-shabaab ay caqabad ku aheyd in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in deegaanada ay kooxda ka taliso iney ku noolyihiin dad malaayiin...
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay rag hubeysnaa oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab. Raggaan toogashada ay ku dileen ciidanka Nabadsugida ayaa ahaa laba ruux oo ku hubeysnaa laba qori ayaa la sheegay iney ku handadayeen...
The Ethiopian government today named Getachow Reda as the interim president of the Tigray region, according to a recent news release from the Prime Minister's Office, Abiy Ahmed. Getachow Reda, who previously held various positions in the Ethiopian government before the conflict between the TPLF and the Ethiopian government, as...