Somalia's drought relief envoy, MP Abdirahman Abdishakur Warsame, has called on the Somali government to hold accountable the charitable organizations that receive funds to help Somalia in the drought.
The drought envoy who gave an interview to VOA, said that it is not possible to give billions of dollars to...
Ergayga gurmadka abaaraha Soomaaliya, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay la xisaabtanto hay’adaha samafalka ee dhaqaalaha kusoo qaata inay Soomaaliya ka caawiyaan abaaraha.
Ergayga abaaraha oo wareysi siiyay VOA, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn, in sanad walba Soomaaliya lagu bixiyo balaayiin dollar, haddana xaaladdu aysan...
Dowladda Ingiriiska ayaa Michael Nithavrianakis u magacowday Safiirkeeda cusub ee Soomaaliya.
Waxaa lagu beddelay oo uu xafiiska kala wareegayaa Ms Kate Foster oo ahayd safiirkii boqortooyada UK u fadhiyay Soomaaliya.
Mr Nithavrianakis waxa shaqada xafiiska qabsan doonaa inta lagu jiro bisha May 2023.
Safiirka cusub ayaa shaqooyin kala duwan oo diblumaasiyadeed kasoo...
Saamaynta dhaqaale ee uu sababay dagaalka Laascaanood ayaa laga dareemaya Somaliland, xili loo diyaar garoobayo munaasibada ciida.
Qaar kamid ah ganacstada yar yar ee ka ganacsada dharka ee magaalada Burco, oo uu Bulsho TV makarafoonka la dhexqaaday, ayaa sheegay in uu jiro hoos u dhac dhaqaale.
"Sannadkan waxad mooda in bulshadii...
Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo isbuucii labaad howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Halgan ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano cusub.
Deegaanada cusub ee ciidamada iskaashanaya ay la wareegeen waxaa ka mid ah Xarartiir, Garasyaani, Baarey, Baladul...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan arrimaha caafimaadka Muqdisho kula saxiixday Xafiiska Dawladda Ingiriiska u qaabilsan arimaha horumarinta caafimaadka.
Heshiiskan ayaa dhigaya mashruuc caafimaad oo laga hirgalin doono qaybo ka mid ah dalka, kaas oo la rajaynayo inuu wax weyn ka tari...
DESK EDITOR
In an unprecedented move, the United States Congress has issued an order for the withdrawal of troops from Somalia within 60 days of the adoption of a concurrent resolution, unless a declaration of war or specific authorization for the use of military force in Somalia is enacted.
The decision...
War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen beesha caalamka ayaa lagu sheegay in dhinacyada isku haya colaadda Laascaanood ay fulin waayeen ballanqaadkii xabbad joojinta iyo kala qaadida labada ciidan.
Beesha caalamka waxay si toos ah baaq ugu direen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana loogu baaqay in si...
Bisha soo socota, Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u eegis ku sameyn doona cunaqabateynta South Sudan, si la mid ah Soomaaliya.
Dalka Koonfurta Suudaan ayaa waxay rajeyneysaa in xayiraadda laga qaado. Juba ayaa rajeynaysa in daaha gadaashiisa ay uga ololeeyaan xubno kamid ah golaha ammaanka ee Qaramada...
Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa goordhaw oo galabta ah ku dilay Xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne sarakaal ka tirsanaa ciidanka Booliiska degmada Baledweyne.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Taliye Nuur Xasan Bidaar oo loo yaqaliinay Nuur Xasaneey, kaasoo horay usoo noqday Taliye ku xigeenka Saldhiga ciidanka Booliiska magaalada...


















