Thursday, June 18, 2026
In ka badan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 600 oo qofna waa ay ku dhaawacmeen dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee Sool. Sida ay sheegtay hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International oo natiijo kasoo saartay baaritaan ay ka sameysay colaadda Laascaanood, waxay ku eedeysay ciidamada ammaanka Somaliland...
Kenya ayaa shacabkeeda u sheegtay inay maalinta berri ah tahay maalin Iid ah, xilli dalalka islaamku aysan weli isku raacin inay berito Ciid tahay. Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya, ayaa fasaxday dadweynaha Jimcaha berri ah, si ay xusaan ama ugu dabaal dagaan maalinta barakaysan ee Ciidul-Fidriga. Islaamka ayaa ah diinta labaad ee...
Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud oo la yaqaano Yaasiin Fareey oo ku sugan jiida hore ee dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolka Galgaduud ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal qaraxyo ku bilaawday oo shalay galinkii dambe ka dhacay deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud. Xildhibaanka oo wareysi gaar...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta sheegtay inay iibinayso 30 tan oo kalluun ah, kaas oo kalluumaysato ajnabi ah ay sifo sharci darro ah ugala soo baxeen badda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa lagu sheegay in kalluunkan laga iibinayo shirkadaha Soomaaliyeed ee ka ganacsada kalluunka ee ku sugan magaalada Muqdisho. Maxkamaddu...
The Minister of Foreign Affairs of the Federal Government of Somalia, Abshir Omar Jama, today held a meeting in Mogadishu with an international delegation from the Ministry of Foreign Affairs of Norway. Minister Abshir Omar Jama spoke to the delegation from the Ministry of Foreign Affairs of Norway on how...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wafdi heer Caalami ah oo ka socday Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Norway. Wasiir Abshir Cumar Jaamac ayaa wafdiga ka socday Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Norway kala hadlay sidii loo sii horumarin lahaa xoojinta...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta u magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda soo galootiga Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf. "Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo raacaya Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka KMG ayaa tilmaamay in Ergaygan aqoon...
Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafada Juungal ayaa sheegaya in koox burcad ah ay halkaasi ku dileen gabar dhalinyaro ah oo ka mid aheyd shaqaalaha isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Gabadha burcada hubeeysan ku dileen Xaafada Juungal ayaa magaceeda lagu sheegay Naciimo Cabdiraxmaan, taasoo Kalkaaliso...
Soomaaliya ayaa Ruushka u dhoofisay badeecooyin qiimahoodu dhan yahay $65,000 kaliya sanadkii 2021 marka la barbardhigo 10.8 milyan oo doolar oo uu ka helay dhoofinta Ruushka ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee Interfax ee dalka Ruushka, Dhoofinta Soomaaliya ee Ruushka ayaa ka koobnayd sisinta oo...
Ilaa 200 milyan oo doolar ayaa magdhow ahaan loo siinayaa qoysaska askarta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AU) ee lagu dilay Soomaaliya tan iyo 2007-dii, taasoo lagu dallacay howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. In ka badan $175 milyan oo lacagtan ka mid ah ayaa ku baxaysa magdhowga qoysaska askarta...