Friday, June 19, 2026
A close-up view of the Russian Ilyushin-76 fighter jet at al-Jufra air base in Libya on April 16, 2023. Maxar Technologies London CNN. A closeup view of Russia's Ilyushin-76 transport plane at Libya's al-Jufra airbase on April 16, 2023. – The Russian mercenary group Wagner has been supplying the Sudanese Rapid Support Forces (RSF) with...
Ilaa 127 Maxaabiis ah oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Muqdisho ayaa Maanta lagu sii daayay cafis madaxweyne, waxaana la tilmaamay in maxaabiista ay ahayeen kuwa galay dambiyo fudud. Maxaabiistaan ayaa la sheegay in lagu sii daayay cafis uu u fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aadan munaasabada Ciida...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku bilaawday oo ay kooxda Shabaab ku qaaday deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud aroornimadii hore ee saakay. Weerarka oo ahaa mid culus ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaaray labada dhinac, hayeeshee aanan xaqiijin karin inta...
Maamulka masjidka Cali Jimcaale ee magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay, waxay ugu yeereen munkar ka dhacay masjidka xilli lagu jiray salaaddii ciidul fidriga ee maalintii shalay. Maamulka masjidka ayaa shir jaraa'id ku sheegay in ragga iyo dumarku ay is dhexgaleen intii salaadda lagu jiray, arrintaas oo ay...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Finland ayaa qorsheyneysa inay 50,000 oo Yuuro ah ka soo ceshato hay'adda Kaniisadda ee Finn, kaddib markii shaki laga muujiyay in dhaqaalahaas si sax ah loo isticmaalay. Wasaaraddu waxa ay sheegtay in ay doonayso in dib loo soo celiyo lacagahaas “maxaa yeelay waxay sheegtay in...
Ururka Alshabaab ayaa weeraray farriisin ciidanka dowladda iyo ku dib u xoraynta ku lahaayeen degaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud. War lagu daabacay boggaga internetka Alshabaab ayaa lagu sheegay in Alshabaab ay si buuxda gacanta ugu dhigeen degaanka Masagawaa. Alshabaab waxay sheegeen inay weerarka ku qabsadeen gaadiid dagaal iyo saanad milatari. Dhinaca kale,...
Muuqaal dhow oo diyaarada Ruushka ee Ilyushin-76 ee ku sugan saldhigga cirka ee al-Jufra ee Liibiya Abriil 16, 2023. Maxar Technologies London CNN. - Kooxda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ah ee Wagner ayaa siineysay ciidamada Sudan ee Rapid Support Forces (RSF) gantaalada si ay ugu caawiyaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada dalkaas, sida ay...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta booqday xerada Jenaraal Gordan oo ay ku jiraan cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 26-aad ee Ilaalo Qaran ee tababarka kusoo qaatay dalka Ereteriya. Ciidamadaan oo ah dufcaddii labaad ee ka tirsan Qaybta Ilaalo Qaran ayaa la...
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in Ciidul Fitriga ay bilaabaneyso Jimcaha berrito ah kadib markii ay xaqiijisay in khubaradeeda ay arkeen bisha Shawaal, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Sacuudiga. Ku dhawaaqistan ciidul Fidriga ayaa waxaa soo saartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada oo horey ugu baaqday in dadku ay...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney xireen 5 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliiska ee ka howlgala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo xarigooda la xariiro howlo sharci daro iyo musuqmaasuq ah. Warsaxafadeed kasoo baxay Taliska Booliiska ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay...