Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska ergeyga cusub ee Soomaaliya iyo madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM).
Catriona Laing ayaa xilka kala wareegaysa James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka, kaas oo lagu ammaanay hoggaamintiisa inta uu...
Hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka ayaa walaac xooggani ka muujiyay in xaaladda colaadeed ee ka jirta dalka Suudaan ay Caqabad ka noqon karto ka jawaabida hawlaha gargaarka ee Soomaaliya.
Qaar badan oo kamid ah hay’adaha samafalka ayaa laga yaabaa inay u weecdaan dhinaca dalka Suudaan, halkaas oo ay...
Waxaa markale isa soo taraya cabsida iyo walwalka laga muujinaayo inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wabiga todobaadyadii lasoo dhaafay heerka biyaha uu waday ahaaa mid dhex dhexaad ah, kadib markii ay hoos u dhaceen biyo farabadan oo laga cabsi qabay bishii Ramadaan...
Ref-IXSS/01 Date03/05/2023
To: UN Secretary General Antonio Guterres.
From: Somali Political Parties.
CC: Representative of the Secretary General of the United Nations in Somalia.
Mr. Secretary, we are asking you several questions related to the fate of our country Somalia, is it in the interest of the United Nations that our country is...
The Federal Government of Somalia and the European Union today launched a Cooperation Process that paves the way for a new partnership that will take place over the next two years.
Mr. Josep Borrell Fontelles, the representative of the Vice President of the European Union, said that the cooperation process...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta daahfuray Geeddi-socod Wadashaqayneed oo dhabaha u furaya iskaashi cusub oo dhex maraya labada sano ee soo socota.
Mr. Josep Borrell Fontelles oo ah Wakiilka Madaxweyne Ku-Xigeenka Midowga Yurub, ayaa sheegay in geeddi-socodka wada shaqayneed uu diirrada saarayo saddex arrimood oo kala ah,...
Raysul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaqey qiimaha Xajka sanadkan, kaddib munaasabad galabta ka dhacdey Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Raysul Wasaaraha ku sharfey inuu asaga si rasmi ugu dhawaaqo qiimaha xajka ee...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay dood furan oo si toos ah loogu weydiinayay su'aalo kala duwan oo la xariira xaalada dalka iyo waxqabadka dowladdiisa ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrimo ay ka mid ahayeen in dowladiiisa ay ka go'an tahay in dalka laga...
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin kordhinta taageerada dhanka saadka ah ee ciidamada qalabka sida iyo qaadista cunaqabateynta hubka...
Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Koonfurta gobolka Mudug ayaa la sheegay inay howlgal qorshaysan ku dileen 60 ka tirsan Alshabaab oo ku Jiraan Ajaaniib ka yimid Dalal kale
Dilkan ayaa ka dambeeyay ka dib howlgal qorsheysan oo saaka ciidanku ka fuliyeen Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed...


















