Mareykanka ayaa ka qaaday qaar ka mid ah xayiraadaha gargaarka ee Itoobiya iyadoo la eegayo horumarka laga gaaray dhanka xuquuqul insaanka, sida uu sheegay afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby.
Horumarka dhinaca xuquuqul insaanka ayaa dhacay gaar ahaan ka dib heshiiskii joojinta colaadeed ee ay kala saxeexdeen dawladda...
The African Union Mission in Somalia (ATMIS) has concluded the first phase of what it calls the reduction of its forces after transferring the last two bases that were part of seven bases.
The ATMIS mission said that they took this step to enable the reduction of 2000 soldiers.
All seven...
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey wejigii koowaad waxay ugu yeereen dhimista ciidamadooda kadib markii ay wareejiyeen labadii saldhig ee ugu dambeeyay oo qeyb ka ahaa todobo saldhig.
Howlgalka ATMIS ayaa sheegay tallaabadan inay u qaadeen, si ay u suurtagasho dhimista 2000 oo askari.
Dhammaan todobada saldhig oo...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qarax miino oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay tuulada Daarunimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Macawiisleeyda, waxaana ku dhintay laba sarkaal oo ka tirsana ciidanka dowladda iyo kuwa...
The commemoration of the 63rd anniversary of July 1st was celebrated in the Sool region of Lascanod.
The 63rd anniversary of the independence of the Southern Regions from the Italian colony and the union of the Northern and Southern regions of Somalia on July 1, 1960 was held last night in Las-Aanod, the capital of Sool region.
The event was attended by members of the two houses...
Waxaa xalay Magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool, lagu qabtay xuska 63-sanno guuradii kasoo wareegtay markii Gobollada Koonfureed xorrimada ka qataan gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee soomaaliya ee kowdii July 1960-kii.
Munaasabada waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno katirsan labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya, Garaadada, isimada dhaqanka,...
The Minister of Defense of Somalia, Abdulkadir Mohamed Noor, together with his Ugandan counterpart, Vincent Bamulangak, has trained thousands of new soldiers in the country's Armed Forces, who have been undergoing military training in Uganda for several months.
These new soldiers will be deployed to the front lines of the...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo dhiggiisa Uganda, Vincent Bamulangak ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo cusub oo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, kuwaas oo muddo dhowr bilood ah tababar ciidan ku qaadanayay dalka Uganda.
Askartan cusub ayaa la geyn doonaa furimaha hore ee dagaalka...
The president of the Hiran State administration, Ali Jeyte Osman, issued a circular appointing new members of the Hiran State administration.
The circular from the office of President Ali Jeyte Osman appointed the governors of Hiran region and a new region which he named Upper Shabelle.
The governor of Hiraan region...
Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay xilalka xubno cusub oo ka mid noqonaya maamulka Hiiraan State.
Wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxweyne Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu magacaabay guddoomiyaasha gobolka Hiiraan iyo gobol cusub oo uu ugu magacdaray Shabeellaha Sare.
Guddoomiyaha gobolka...


















