Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in rabshad la’aan lagu qabto doorashooyinka degaanka Puntland.
Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeediyay in cabashada ay qabaan tartamayaasha doorashada loo gudbiyo guddiga doorashada Puntland si ay u eegaan khariidadda tubta doorashooyinka 8da Janaayo.
Cumar Cabdirashiid wuxuu sheegay in ay...
Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland.
Xubnaha waaranka loosoo jaray waxay kala yihiin, wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan shire Abgaal, Khadar Cabdiraxmaan Faroole, ergayga madaxweyne Xasan Sheikh u...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is visiting the city of Dosha, held a meeting with the Emir of Qatar, Tamim Binu Hamad Al Thani.
President Hassan Sheikh and the Emir of Qatar Sheikh Tamim Binu Hamad focused their meeting on strengthening the cooperation between the two countries,...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dooxa ayaa madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Tamiim Binu Xamad Al Taani.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulankooda diirradda ku saaray xoojinta iskaashiga labada dal, amniga iyo dhammeystirka hirgelinta heshiisyadii ay horey...
The Minister of Defense of the governments of Somalia and Kenya who held a meeting today in Nairobi, Kenya, discussed cooperation in the fight against the Al-Shabaab group that is fighting in Somalia and parts of Kenya.
The Minister of Defense of the Federal Government of Somalia, Abdiqadir Mohamed Noor,...
Wasiiradda Gaashaandhigga dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka wada hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah dalka Kenya.
Wasirka Wasaaradda Gaashaandhgga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa dhigiisa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax duhurnimadii maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagu xiray gaari uu laha qof muwaadin ah oo ku baakina agagaarka Muqdisho Mall ee...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inay Puntland qalaalase siyaasadeed wajihi karto haddii Madaxweyne Deni uusan caddeynin in doorashada qof iyo cod ay ku eg tahay dowladaha hoose oo kaliya.
Wasiir hore Cawad ayaa ku raacay madaxweyne Sheikh Maxamuud aragtidiisa ku aadan in Puntland dhibaato...
Ergayga ganacsiga iyo arrimaha dhaqaalaha ee madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa beeniyay warar sheegaya inuu ka dambeeyay weerar ciidamo maleyshiyaad ah ka geysteen magaalada Garowe.
Weerarkaas oo geystay dhimashada labo askari oo katirsanaa ciidanka Puntland, kuwaas oo qeyb ka ahaa kolonyo galbinaysay qalabka doorashada dowladaha hoose ee Puntland.
Khadar Faroole...
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay Garowe oo lagu qaaday ciidamo galbinayay sanaadiiqda doorashada.
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkan uu Xasan Sheikh Maxamuud uga wakiil ahaa, Khadar Cabdiraxmaan Faroole...


















