Thursday, June 18, 2026
The National Security Agency and the National Intelligence Agency have today seized military equipment and supplies at the Port of Mogadishu that were said to be going to Al-Shabaab. A press release from the Somali National Intelligence Agency said that today the army has seized a commercial product that was...
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Maanta Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday Ururka Al-Shabaab. Warsaxafadeed kasoo baxay Taliska hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saanada ciidan ee Maanta gacanta ku dhigeen in lagu soo dhex qariyay...
The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, said that Somaliland will not receive international aid to hand over its power to foreigners. The president, who spoke at the commemoration event on May 18, said that it is time for elections, and that the international community has nothing to do with...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in anay Somaliland deeqaha caalamiga ah ku badalanayn in ay taladeeda shisheeye u gacan galiso. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay munaasibada xuska 18 May, ayaa sheegay in la galayo wakhti doorasho, isla markaana anay beesha caalamku shaqo kulahayn talada doorashooyinka Somaliland. "Waxaynu u diyaar...
Waxaa Xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia ku geeriyooday Allaha u naxariiste Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golahii sare ee dowladdii dhexe ee dalka Soomaaliya. Allah u naxariiste marxuumka oo ka mid ahaa Golihii kacaaanka ayaa xilal badan  oo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo...
Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa laga xusay munaasibada 18 May oo ku beegeen 32 sanno kahor markii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay ka noqotay midowgii Jamhuuriyadii Soomaaliyeed. Dabaaldagyada oo ka dhacay dhamaan degmooyinka iyo gobolada Somaliland ayaa waxa ugu waynaa dabaal daga magaalada Hargaysa, halkaasi oo uu Madaxweyne Biixi...
Dagaal culus ayaa ku dhexmarey bariga magaalada Laascaanood, kaasoo dhex maraya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC. Dagaalkaan ayaa haatan ka socda halka loo yaqaano Maraaga oo ah jihada bari ee magaalada Laascaanood. Waa maalintii labaad oo dagaal xiriir ah uu ka socdo aaggaas, inkastoo dagaalka maanta socda lagu tilmaamay inuu yahay...
The government of Somalia expelled two of the European Union employees, who were accused of illegally taking pictures of prisoners in a prison in Mogadishu. The Ministry of Foreign Affairs of Somalia has taken a decision on this worker, after receiving a request from the Attorney General Sulaiman Mohamed Mohamud,...
Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka ceyrisay labo ka mid ah shaqaalaha Midowga Yurub, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci darro ah sawirro uga qaadeen maxaabiis ku jirtay xabsi kuyaala magaalada Muqdisho. Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaqalahan go’aan ka qaadatay, kadib, markii ay heshay codsi ka yimid xeer...
Waxaa Saakay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay xukun dil toogasho lagula fuliyay laba nin oo loo haystay dil ay horay u geysteen. Labada nin ee saakay Maxkamada gobolka Baay dilka toogasho ah ku fulisay ayaa lagu kala magacaaba Aadan Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum lagu magacaabi jiray...