Thursday, June 18, 2026
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has appointed Mako Mohamud Muse as the President's Adviser on Controlling the Flow of Illegal Arms in Somalia. President Hassan Sheikh Mohamud said that this step is part of Somalia's national plan to tolerate the arms embargo, and it...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mako Maxamuud Muuse iney noqoto Lataliyaha Madaxweynaha dhanka Xakameynta qulqulka hubka sharci darada ah ee Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in talaabadani ay qeyb ka tahay qorshaha qaran ee Soomaaliya lagaga dulqaadayo Cunaqabateynta hubka saaran, islamarkaana ay muhiim...
Isku dhac dhexmaray beelo dhul isku haysta oo wada daga gobolka Todheer ee Somaliland, ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 2 qof. Khilaafka labada beelood ayaa dhowr jeer laga odayeeyay, iyada oo heshiis la dhex dhigay labada dhinac lakiin colaada ayaa maalmihii u danbeeyay dib usoo cusboonaatay, iyadoo sababtay dilal. Hadaba, Madaxweynaha...
The news we are getting from the city of Garowe, the capital of the Puntland administration, says that there has been a pause in the movement of flights at Garowe airport. The violence that took place last night in the vicinity of the airport, between Puntland forces and tribal militias,...
Wararka aanu ka helayno magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland, ayaa sheegaya in uu hakad ku yimid dhaqaaqyadii duulimaadyada ee garoonka diyaaradaha Garowe, Shaqaaqo xalay ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha, taasoo u dhaxeysay ciidamo katirsan Puntland iyo maleyshiyo beeleed ayaa waxay saamayn amni ku yeelatay shaqadii garoonka. Shirkadaha duulimaadyada ayaa sababo...
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya ayaa in bariga iyo galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in dagaalka uu ka dhashay kaddib markii ciidamada Somaliland ay dhaqdhaqaqyo ciidan ka sameeyeen jiidaha ay ku sugan yihiin. Daryanka madaafiicda la...
The Somali police with the help of the International Police Interpol last night in Mogadishu arrested Zakariy Ali Ahmed Cosobow who is accused of killing two stars Ali Hassan Siad who were members of the Somali Police. The spokesperson of the Somali Police, Sadiq Aden Ali Doodishe, said that the...
Booliiska Soomaaliya oo kaashanaya Booliiska Aduunka ee Interpol ayaa Xalay magaalada Muqdisho kasoo dajiyay Zakariye Cali Axmed Cosoboow oo ku eedeysan inuu dilay laba Xidigle Cali Xasan Siyaad oo ay ka wada tirsanayeen Booliiska Soomaaliya. Afhayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa sheegay in edeysanahaan uu dil bareer ah...
Ciidamo maleyshiyaad ah oo kasoo baxay furimaha dagaalka ee  magaalada Laascaanood ayaa xalay gudaha usoo galay magaalada Garowe. Ciidamadan ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu iska hor imaad duleedka bari ee magaalada Garowe ku dhexmaray iyaga iyo ciidamo kale oo loo xilsaaray amniga doorashada. Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare ah...
Kulan heerkiisu sareeyo ayaa Maanta ku dhexmaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya wasiiradda arrimaha Dibadda, Gaashaandhiga iyo Amniga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasoo looga hadlay arrimo badan oo quseeya labada dowladood. Kulanka ayaa labada dhinac waxay kaga hadleen arrimo ay ka mid yihiin furista xaduuda labada dal, fududeynta isku...