Tuesday, June 16, 2026
Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay Csaba Kőrösi ayaa si kulul u cambaareyay weerarkii Shalay kooxda Al-shabaab ku qaaday  Saldhiga ciidanka ATMIS ay ku leeyihiin degmada Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Guddoomiye Csaba Kőrösi ayaa ugu horeyn uga tacsiyadeeyay dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda dadkii ku dhintay weerarkaas...
Somali diplomats said that Russia has promised to help Somalia's armed forces in their fight against Al-Shabaab. The diplomats, who asked not to be named because they were not allowed to talk to reporters, said that Russian Foreign Minister Sergey Lavrov made the request during a conversation with his Somali...
Diblumaasiyiin Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ruushka uu ku yaboohay in uu ka caawiyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab. Diblumaasiyiintan oo codsaday in aan magacooda la shaacin sababo la xiriira in aan loo ogolayn in ay la hadlaan warfidiyeenka, ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Ciidamada ammaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan saaxiibo caalami ah, ayaa Jimcihii weerar cirka ah ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa lagu beegsaday afar tuulo oo hoostaga degmada Kunturwaarey. Gaadiid...
Somali security forces, alongside international partners, carried out an airstrike attack in the Lower Shabelle region on Friday, killing at least 30 al-Shabaab militants. According to state media, the planned operations targeted four villages within the Kunturwarey district. Military vehicles and heavy weapons were destroyed during the operation. The government media...
The African Union ATMIS command has issued a press release on the Al-Shabaab attack at dawn on their base in Buulo Mareer, 120 km southwest of Mogadishu. ATMIS said Al-Shabaab attacked their base in an attack that used a vehicle filled with explosives and suicide bombers. The ATMIS mission said that...
Taliska ciidanka midowga Afrika ee ATMIS ayaa war saxaafadeed kasoo saaray weerarkii Alshabaab ay saakay waaberigii ku qaadeen saldhiggooda ku yaallay Buulo Mareer oo 120-km Koonfur-galbeed ka xigta Muqdisho. ATMIS waxay sheegeen Al-shabaab inay saldhiggooda kusoo weerareen weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo kuwo ismiidaamin ah.Howlgalka...
The al-Shabaab group said that they have taken over the ATMIS military base in Bulomareer district in the Lower Shabelle region. A statement from the Al-Shabaab organization said that the Al-Shabaab group attacked Bulomareer from several directions and they were unable to take control of the ATMIS military base. Al-Shabaab's statement...
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in la wareegeen saldhigii ciidamada ATMIS ay ku lahaayeem degmada Buulomareer ee gobolka Shabeelada hoose. Bayaan kasoo baxay ururka Alshabaab ayaa lagu sheegay in kooxda Alshabaab ay dhowr jiho kasoo weerareen Buulomareer ayna u suurto inay dagaal kula wareegaan saldhigga ciidamada ATMIS.   Bayaanka Alshabaab ayaa lagu sheegay...
The European Union (EU) has approved an amount of 20.5 million euros in budget support for the Federal Government of Somalia (DFS). This support coincides with the Federal Government and the European Union launching a Joint Action Plan for cooperation between the European Union and Somalia, which outlines the priorities...