Monday, June 15, 2026
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Maanta xukun adag ku riday 36 eedeysane oo ajaaniib ah oo maalmahii lasoo dhaafay Maxkamadu ay ku mashquulsaneed dhageysiga dacwada loo heysto oo ah iney si sharci daro ah uga kaluumeysteen xeebaha Soomaaliya. Ragaan ajaaniinta ah ee Maanta xukunka lagu riday ayaa u kala dhashay dalalka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo Xalay ka dhacay guri ku yaala Xaafada Shiirkole degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Muqdisho ayaa la sheegay inuu ka dhacay guri uu ka dagan yahay xaafada Shiirkole taliyihii hore ee saldhigga Booliiska...
10.5 million dollars for drought and resilience aid, has been given to Somalia with the cooperation of the Qatar Development Fund, the United States Agency for International Development and the British Embassy in Mogadishu. This tripartite partnership is intended to prevent famine in Somalia and deal with the effects of...
10.5 milyan oo doolar oo ah gargaarka abaaraha iyo u adkeysiga, ayaa la siindoonaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho. Iskaashigan saddex geesoodka ah ayaa la doonayaa in looga hortagga macluusha Soomaaliya iyo wax ka qabashada saamayntii...
The Ministry of Finance of Somalia and the leaders of private banks, have agreed to strengthen the prevention of illegal money and the process of transferring money from banks and remittances. This agreement was reached after a meeting held in Mogadishu today by the Minister of Finance of the Government...
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo madaxda Bangiyada gaarka ah, ayaa isku afgartay in la xoojiyo ka hortagga lacagaha sharci darrada ah iyo hannaanka lacag ka wareejinta Bangiyada iyo Xawaalahada. Is-afgarashadan ayaa ka dambeysay kaddib shir ay magaalada Muqdisho maanta kuwada yeesheen wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Cabdirxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa beeniyay inay Alshabaab hub iyo gaadiid dagaal kaga furteen ciidanka dowladda weerarkii dhawaan ka dhacay degaanka Masagaa ee gobolka Galgaduud. Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo wareysi siinayay Universal Tv ayaa sheegay in ciidanka Dowladda laga gubay hal gaari oo wayn, khasaaruhuna...
Agaasimaha guud ee madaxtooyada dowladda Soomaaliya, Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay in awoodda fulinta hal aragti ay hoggaamiso. Agaasimaha madaxtooyada wuxuu aaminsan yahay in arrintaan ay xal u noqon karto khilaafka soo noq noqda ee soo kala dhexgala madaxda ugu sarreysa dalka.Xuseen Sheikh Maxamuud...
The security forces of the South West Somalia administration presented 10 Al-Shabaab fighters who surrendered in Baidoa, the capital of Bay region. The surrendered members who were presented in Baidoa were said to be part of the rebel group called Shabaab in charge of the most dangerous wars and attacks. The...
Ciidanka Nabadsugida maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay 10 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay. Xubnahaan isa soo dhiibay ee lagu soo bandhigay Baydhabo ayaa la sheegay iney ka tirsanayeen kooxda jabhadaha lagu magacaabo ee shabaab u qaabilsan dagaalada...